{"id":530540,"date":"2025-02-04T16:25:53","date_gmt":"2025-02-04T13:25:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530540"},"modified":"2025-02-04T16:25:53","modified_gmt":"2025-02-04T13:25:53","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-qaabbilay-safiirka-falastiin-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-qaabbilay-safiirka-falastiin-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay\u2019adda SoDMA oo qaabbilay safiirka Falastiin ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehilyaan guddoomiyaha hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo guddoomiye ku-xigeenka hay\u2019adda culimada Sheekh Cali Maxamuud Xasan (Wajiis) ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay danjiraha cusub ee dowladda Falastiin, Rowaid Adil Mohamed.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay sidii dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed u taageeri lahaayeen dhiggooda reer Falastiin ee colaadaha iyo barakicintu saameysay, halka kulanka lagu muujiyay sida dadka Soomaaliyeed garab taagan yihiin xor-ahanshaha iyo madax-bannaanidooda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa safiirka ugu hambalyeeyay xilka cusub, halka Danjire Rowaid Adil uu ka mahad-celiyay taageerada muddada fog ah ee shacabka Soomaaliyeed la garab taagan yihiin walaalahood reer Falastiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehilyaan guddoomiyaha hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo guddoomiye ku-xigeenka hay\u2019adda culimada Sheekh Cali Maxamuud Xasan (Wajiis) ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay danjiraha cusub ee dowladda Falastiin, Rowaid Adil Mohamed. Kulanka ayaa looga hadlay sidii dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed u taageeri lahaayeen dhiggooda reer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":530541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530540","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530542,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530540\/revisions\/530542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}