{"id":530478,"date":"2025-02-03T16:53:05","date_gmt":"2025-02-03T13:53:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530478"},"modified":"2025-02-03T16:53:05","modified_gmt":"2025-02-03T13:53:05","slug":"hawlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-oo-laga-fuliyey-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-oo-laga-fuliyey-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeelaha hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa hawlgal qorsheysan oo sifeyn ah maanta ka fuliyey tuulooyin hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose.<\/p>\n<p>Hawlgalkan ayaa si gaar ah looga fuliyey tuulada Gaala-war oo 5-km dhinaca qorrax udhaca ka xigta Afgooye iyo dhul keyn ah oo tuuladaas ku teedsan, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dhuumaaleysanyeen Maleeshiyaad katirsan Khawaarijta.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 14-ka October G\/sare Nuur Maxamed Gaabow &#8220;Nur Farey&#8221; ayaa Xaqiijiyay in Geesiyaasha Qarankeenna ay ku guuleysteen inay Cagta mariyaan dhamaan goobihii gabbaadka u ahaa Khawaarijta, sidoo kalana ay kasoo maleegi-jireen falalka Amni darro oo qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ay kamid yihiin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa hawlgal qorsheysan oo sifeyn ah maanta ka fuliyey tuulooyin hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose. Hawlgalkan ayaa si gaar ah looga fuliyey tuulada Gaala-war oo 5-km dhinaca qorrax udhaca ka xigta Afgooye iyo dhul keyn ah oo tuuladaas ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":530479,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530478","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530478","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530480,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530478\/revisions\/530480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}