{"id":530474,"date":"2025-02-03T16:11:37","date_gmt":"2025-02-03T13:11:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530474"},"modified":"2025-02-03T16:11:37","modified_gmt":"2025-02-03T13:11:37","slug":"ciidanka-puntland-oo-qabtay-horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-puntland-oo-qabtay-horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-daacish\/","title":{"rendered":"Ciidanka Puntland oo qabtay horjooge sare oo ka tirsanaa Daacish"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Boosaaso (SONNA): Ciidanka Daraawiishta Puntland ee dagaalka kula jira Khawaarijta Daacish ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad ayaa ayaa soo bandhigay madaxii dilalka qorsheysan ee kooxdaas xukumane Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Saciid (Laahoor) kaas oo ciidanka isku soo dhiibay.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Laahoor oo ka soo baxsaday Daacish ayaa lagu soo bandhigay deegaanno hoostaga degmada Qandala ee Gobolka Bari, kadib markii uu u adkeysan waayay dagaalka kaga socdo dhinac walba.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Maxkamadda Ciidanka ee Puntland ayaa horay dil toogasho ah ugu xukuntay Laahoor oo lagu helay in uu ka mid ahaa Daacish , uuna hoggaaminayey Qaraxyo kala duwan oo ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boosaaso (SONNA): Ciidanka Daraawiishta Puntland ee dagaalka kula jira Khawaarijta Daacish ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad ayaa ayaa soo bandhigay madaxii dilalka qorsheysan ee kooxdaas xukumane Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Saciid (Laahoor) kaas oo ciidanka isku soo dhiibay. Laahoor oo ka soo baxsaday Daacish ayaa lagu soo bandhigay deegaanno hoostaga degmada Qandala ee Gobolka Bari, kadib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":530475,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530474","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530474"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530476,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530474\/revisions\/530476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}