{"id":530425,"date":"2025-02-03T13:22:56","date_gmt":"2025-02-03T10:22:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530425"},"modified":"2025-02-03T13:25:31","modified_gmt":"2025-02-03T10:25:31","slug":"gudoomiyaha-hayadda-qaxootiga-oo-muqdisho-ka-daah-furay-shir-looga-hadlayo-barakacayaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-hayadda-qaxootiga-oo-muqdisho-ka-daah-furay-shir-looga-hadlayo-barakacayaasha\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga oo Muqdisho ka daah furay shir looga hadlayo Barakacayaasha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka mudane Axmed Xuseen Cilmi oo uu wehliyo Wakiila Urur goboleedka IGAD ee Soomaaliya ayaa manta Muqdisho ka daah-furay Shirweyne looga hadlayo sidii loo garab istaagi lahaa Qaxootiga, Barakacayaasha, soo laabtayaasha iyo bulshada martida loo yahay.<\/p>\n<p>Sidoo kole Madasha waxaa goobjoog ka ahaa hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda iyo wakiilo ka socday Urur Goboleedka IGAD, sigaar ah waxaa shirka diirada lagu saaray sidii looga taageeri lahaa dhanka shaqo abuurka iyo nolal maalmeedka dadka barakacyaasha ah.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka mudane Axmed Xuseen Cilmi oo daah furay madasha ayaa xusay in shirka ay kasoo bixi doonaan qodobo dhaxal-gal u noqon doona qaxootiga, barakacayaasha, soo laabtayaasha iyo bulshada martida loo yahay, iyada oo diiradda lasaari doono Kobcinta xirfadaha iyo shaqo abuurka dadka nugul.<\/p>\n<p>Mohamed Kaarshe oo ah wakiilka Urur goboleedka IGAD ee Soomaaliya ayaa carabaabay in IGAD ay ka go\u2019an tahay sidii dowladda Soomaaliyeed loogu garab siin lahaa shaqo abuurka, isaga oo Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka ku ammaanay sida ay ahmiyad weyn u siiyeen dhinacyada Xalalka waara ee Barakacyaasha.<\/p>\n<p>Hadafka guud ee shirkaan ayaa daarnaa sidii loo xoojin lahaa wacyi galinta, dib u eegista balanqaadyadii horay loo sameeyay, taageerada dowladda Soomaaliyeed siinayso shaqo abuurka iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta hay\u2019adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee ka shaqeenaya xalalka waara Barakacyaasha, Qaxootiga, Barakacayaasha, soo laabtayaasha iyo bulshada martida loo yahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-530426\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0019.jpg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-530427\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0026.jpg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-530428\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250203-WA0029.jpg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka mudane Axmed Xuseen Cilmi oo uu wehliyo Wakiila Urur goboleedka IGAD ee Soomaaliya ayaa manta Muqdisho ka daah-furay Shirweyne looga hadlayo sidii loo garab istaagi lahaa Qaxootiga, Barakacayaasha, soo laabtayaasha iyo bulshada martida loo yahay. Sidoo kole Madasha waxaa goobjoog ka ahaa hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda iyo wakiilo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":530428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530425","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530425"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530432,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530425\/revisions\/530432"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}