{"id":530333,"date":"2025-02-02T14:52:24","date_gmt":"2025-02-02T11:52:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530333"},"modified":"2025-02-02T14:59:18","modified_gmt":"2025-02-02T11:59:18","slug":"wasiirka-qoyska-oo-xarunta-wasaaradda-ku-qaabishay-wakiilka-kmg-ah-ee-xoghayaha-guud-ee-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qoyska-oo-xarunta-wasaaradda-ku-qaabishay-wakiilka-kmg-ah-ee-xoghayaha-guud-ee-qm\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qoyska oo xarunta Wasaaradda ku qaabishay Wakiilka KMG ah ee Xoghayaha Guud ee QM"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xxarunta wasaaradda kusoo dhoweysay Wakiilka KMG ah ee Xoghayaha guud ee QM Amb James Swan.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Wakiilka ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka uu marayo gaar ahaan howlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ay dalka ka wado iyo hiigsiga Wasaaradda, waxaana labada dhinac ay si gaar ah u falanqeeyeen muhiimadda ay leedahay wada shaqeynta Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya iyo Hay\u2019adaha QM.<\/p>\n<p>Wakiilka KMG ah ee Xoghayaha guud ee QM Amb James Swan ayaa ugu horeyn uga mahad celiyey wasiirka iyo madaxda kale ee Wasaaradda Qoyska soo dhoweyntooda iyo dadaallada ay wadaan oo ay ugu horeeyaan ku dhiirigelinta haweenka ee ka qeyb galka siyaasadda, difaacidda iyo horumarinta xuquuqul insaanka Soomaaliya waxaana uu ballan qaaday in hay\u2019adaha QM ay guud ahaan si buuxda ula shaqeyn doonaan Wasaaradda.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa Amb James Swan uga mahadcelisay sida ay hay\u2019adaha QM wada shaqeynta dhow ula leeyihiin Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya waxaana ay dhinaca kale la wadaagtay qorshayaasha hortebinta u leh Wasaaradda sanadaha soo socda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-530334\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497091937-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497091937-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497091937-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497091937-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497091937-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497091937-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497091937-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497091937-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497091937.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-530335\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497088922-300x198.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"198\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497088922-300x198.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497088922-1024x674.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497088922-768x506.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497088922-860x566.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497088922.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-530336\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497086631-300x202.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"202\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497086631-300x202.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497086631-1024x690.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497086631-768x518.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497086631-860x580.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1738497086631.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-530337\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_4323-860x566-1-300x197.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"197\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_4323-860x566-1-300x197.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_4323-860x566-1-768x505.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_4323-860x566-1.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xxarunta wasaaradda kusoo dhoweysay Wakiilka KMG ah ee Xoghayaha guud ee QM Amb James Swan. Wasiirka iyo Wakiilka ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka uu marayo gaar ahaan howlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ay dalka ka wado iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":530335,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530333","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530333"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530340,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530333\/revisions\/530340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}