{"id":530271,"date":"2025-02-01T20:13:10","date_gmt":"2025-02-01T17:13:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530271"},"modified":"2025-02-01T20:14:05","modified_gmt":"2025-02-01T17:14:05","slug":"dhallinyarada-gobolka-banaadir-oo-bilaabay-in-ay-dhiiggooda-ugu-deeqaan-ciidamada-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhallinyarada-gobolka-banaadir-oo-bilaabay-in-ay-dhiiggooda-ugu-deeqaan-ciidamada-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Dhallinyarada gobolka Banaadir oo bilaabay in ay dhiiggooda ugu deeqaan ciidamada xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\":r8p:\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Ku dhawaad boqol dhallinyaro ah oo kamid ah ururka dhallinyarada gobolka Banaadir ayaa maanta dhiigooda ugu deeqay Ciidanka Xoogga Dalka ee qeybta ka ah howgalka lagu cirib-tirayo Khawaarijta.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Qaar ka mid ah Dhallinyarada gobolka Banaadir oo maanta tegay xarunta Bankiga Dhiigga Qaranka ayaa sheegay in ay dhiiggooda u bixinayaan ciidamada qaranka iyo kuwa xoogagga xaq-u-dirirka oo Khawaarijta kula dagaallamaya qaar ka mid ah gobollada dalka, howlgalladaas oo suurtageliyay in deegaanno badan laga xoreeyo gacanta cadowga.<\/div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\"><\/div>\n<div>&#8221; Maanta waxaa u imaanay inaan dhiiggeyna u bixino ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee howlgalka ka dhan ah Khawaarijya ka wada gobollada dalka, waana sii socon doonaa haddii uu Ilaah yiraahdo howlgalkan dhiig-bixinta ah,waana sida aan u bilownay inshallah,&#8221; ayuu yiri mid ka mid ah dhallinyarada oo ku hadlaya afka boqolka dhallinyaro oo isugu jiray hablo iyo wiilal u huray dhiiggooda geesiyaasha qaranka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dhallinyarada ayaa howlaha noocani ah ku tilmaamay mid waajib waddani, Diini iyo mid damiiri ah,iyagoo dhanka kale, tilmaamay in ay sii wadi doonaan garab istaagga mujaahidiinta xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada xaq-u-dirka deegaanka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa xoogagga deegaanka ayaa wada howlgallo lagu ciribtiro kooxda Khawaarijta ah Al-shabaab, iyagoo howlgalladdii ugu dambeeyay ee laga fuliyay gobolka Hiiraan lagu dilay rag ajaaniib ah, kuwaas oo ka barbar dagaallamayay Khawaarijta.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ku dhawaad boqol dhallinyaro ah oo kamid ah ururka dhallinyarada gobolka Banaadir ayaa maanta dhiigooda ugu deeqay Ciidanka Xoogga Dalka ee qeybta ka ah howgalka lagu cirib-tirayo Khawaarijta. Qaar ka mid ah Dhallinyarada gobolka Banaadir oo maanta tegay xarunta Bankiga Dhiigga Qaranka ayaa sheegay in ay dhiiggooda u bixinayaan ciidamada qaranka iyo kuwa xoogagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":530272,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530271","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530271"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530275,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530271\/revisions\/530275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530272"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}