{"id":530187,"date":"2025-01-31T21:02:25","date_gmt":"2025-01-31T18:02:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530187"},"modified":"2025-01-31T21:02:25","modified_gmt":"2025-01-31T18:02:25","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-soo-xiray-shir-dib-u-eegis-loogu-sameynayay-mashaariicda-horumarineed-ee-bangiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-soo-xiray-shir-dib-u-eegis-loogu-sameynayay-mashaariicda-horumarineed-ee-bangiga-adduunka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo soo xiray shir Dib-u-eegis loogu sameynayay mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa soo xiray shir qaatay laba maalmood, oo ay ka soo qeyb galeen hey\u2019adaha kala duwan ee dowladda iyo madaxda Bangiga Adduunka, shirkaan ayaa daarnaa dib-u-eegista habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunku maalgaliyo ee Dowladda Soomaaliya ay ka fuliso gudaha Dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa ku tilmaamay dib-u-eegistani in ay hoosta ka xariiqday fursado muhiim ah oo uu ka muuqdo horumar laga gaaray galka (File) maashaariicda kala duwan ee Bangiga Adduunku uu maalgaliyo.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale Mudane Wasiir Biixi ayaa uga mahadceliayay Bagiga taageeradiisa joogtada ah iyo wadashaqeyntiisa buuxda.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa soo xiray shir qaatay laba maalmood, oo ay ka soo qeyb galeen hey\u2019adaha kala duwan ee dowladda iyo madaxda Bangiga Adduunka, shirkaan ayaa daarnaa dib-u-eegista habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunku maalgaliyo ee Dowladda Soomaaliya ay ka fuliso gudaha Dalka. Wasiirka Maaliyadda XFS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":530188,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530187","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530187","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530187"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530187\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530189,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530187\/revisions\/530189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}