{"id":530159,"date":"2025-01-31T11:03:46","date_gmt":"2025-01-31T08:03:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530159"},"modified":"2025-01-31T11:09:29","modified_gmt":"2025-01-31T08:09:29","slug":"israel-oo-xirtay-dad-u-dabbaaldegayey-sii-deynta-maxaabiista-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-xirtay-dad-u-dabbaaldegayey-sii-deynta-maxaabiista-falastiin\/","title":{"rendered":"Israel oo xirtay dad u dabbaaldegayey sii deynta maxaabiista Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Booliiska Israa\u2019iil ayaa xiray 12 Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa bariga Quddus ee la haysto, kaddib markii ay u dabaaldegeen sii deynta 110 maxbuus oo Falastiini ah.<\/p>\n<p>Xarigga dadkaasi ayaa imaanaya xilli ciidamada Israel ay laba qof ku dileen xerada qaxootiga ee Jenin,iyadoo horay Israel ay u dileen 10 falastiiniyiin ah oo ku sugnaa Magaalada Tammum oo dhacda dhulka la haysto ee Daanta Galbeed.<\/p>\n<p>Xarigga iyo dilalka qorsheysan ee lgu hayo dadka reer Falastiin ayaa ka hor-imaanaya heshiiskii xabbad joojinta ee ay wada gaareen Israel iyo Xamaas,kaas oo khuseeyay Gaza.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta (UNRWA) ayaa sheegtay in howlahooda ay ka sii socon doonaan Bariga Quddus iyo Daanta Galbeed ee la haysto, inkastoo Israa\u2019iil ay bilawday mamnuucidda shaqada hey\u2019addaasi.<\/p>\n<p>Dagaalka Israa\u2019iil ee Qaza waxaa ku dhintay ugu yaraan 47,460 falastiiniyiin ah,halka tirade dhaawacana lagu sheegay111,580 tan iyo bishii Oktoobar ee sanadkii 2023.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Israa\u2019iil ayaa xiray 12 Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa bariga Quddus ee la haysto, kaddib markii ay u dabaaldegeen sii deynta 110 maxbuus oo Falastiini ah. Xarigga dadkaasi ayaa imaanaya xilli ciidamada Israel ay laba qof ku dileen xerada qaxootiga ee Jenin,iyadoo horay Israel ay u dileen 10 falastiiniyiin ah oo ku sugnaa Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":530161,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530159","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530159"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530166,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530159\/revisions\/530166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}