{"id":530105,"date":"2025-01-30T13:31:00","date_gmt":"2025-01-30T10:31:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530105"},"modified":"2025-01-30T13:31:00","modified_gmt":"2025-01-30T10:31:00","slug":"guddoomiyaha-bjfs-oo-saxiixay-buugga-tacsida-marxuum-ugaas-cabdi-daahir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-bjfs-oo-saxiixay-buugga-tacsida-marxuum-ugaas-cabdi-daahir\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha BJFS oo saxiixay buugga tacsida marxuum Ugaas Cabdi-Daahir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka qeyb galay gogosha tacsida ee Allaha ha u naxriistee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur ayaa dhamaan ehelka, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida marxuumka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa saxiixay buuga tacsida ee Allaha ha u naxriistee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka qeyb galay gogosha tacsida ee Allaha ha u naxriistee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur ayaa dhamaan ehelka, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida marxuumka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":530106,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530105","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530105"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530107,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530105\/revisions\/530107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530106"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}