{"id":530049,"date":"2025-01-29T16:51:12","date_gmt":"2025-01-29T13:51:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530049"},"modified":"2025-01-29T16:51:12","modified_gmt":"2025-01-29T13:51:12","slug":"hawlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-oo-laga-fuliyey-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-oo-laga-fuliyey-shabeellada-hoose\/","title":{"rendered":"Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeellada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ururka 164-aad, guutada 7-aad ee qeybta 12-ka Abriil ee ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka Booliiska degmada Wanlaweyn ayaa si wadajir ah u fuliyay hawlgal lagu baacsanayay Khawaarijta, laguna xaqiijinayey amniga degmooyinka iyo deegaannada hoostaga gobolka Shabeellada hoose.<\/p>\n<p>Deegaannada ay Ciidamadu sida gaarka ah ay howlgalka uga fuliyeen ayaa kala ah Sharey, Tabeellaha, Warmaxan, Tisxiile iyo Warta-Baarlamaanka oo dhamaantood ku yaala wadada isku xirta degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa sheegay inay sii laba jibaari doonaan howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta si shacabka looga dulqaado dhagartooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ururka 164-aad, guutada 7-aad ee qeybta 12-ka Abriil ee ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka Booliiska degmada Wanlaweyn ayaa si wadajir ah u fuliyay hawlgal lagu baacsanayay Khawaarijta, laguna xaqiijinayey amniga degmooyinka iyo deegaannada hoostaga gobolka Shabeellada hoose. Deegaannada ay Ciidamadu sida gaarka ah ay howlgalka uga fuliyeen ayaa kala ah Sharey, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":530050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530049","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530051,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530049\/revisions\/530051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}