{"id":530009,"date":"2025-01-29T09:54:50","date_gmt":"2025-01-29T06:54:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530009"},"modified":"2025-01-29T09:54:50","modified_gmt":"2025-01-29T06:54:50","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-kulan-la-qaatay-madax-ka-tirsan-iom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-kulan-la-qaatay-madax-ka-tirsan-iom\/","title":{"rendered":"Agaasimaha hay\u2019adda socdaalka oo kulan la qaatay madax ka tirsan IOM"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha XFS, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa kulan mira dhal ah la qaatay Wakiilka Hay\u2019adda Socdaalka Adduunka (IOM) ee Soomaaliya Mudane, Manuel M. Pereira iyo Ku xigeenkiisa Ptestage Murima.<\/p>\n<p>Kullanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta dhinacyada socdaalka iyo dardargelinta barnaamijyadda lagu horumarinayo kaabayaasha adeeg bixinta ee hay&#8217;addu u hayso bulshadda.<\/p>\n<p>Agaasimaha hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha XFS, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa hay&#8217;adda IOM iyo hay&#8217;adaha bahwadaagta la ah ugu mahadceliyay taageerada ay siiyaan dowladda Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada horumarinta hay\u2019adda iyo kobcinta awoodda shaqaalaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha XFS, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa kulan mira dhal ah la qaatay Wakiilka Hay\u2019adda Socdaalka Adduunka (IOM) ee Soomaaliya Mudane, Manuel M. Pereira iyo Ku xigeenkiisa Ptestage Murima. Kullanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta dhinacyada socdaalka iyo dardargelinta barnaamijyadda lagu horumarinayo kaabayaasha adeeg bixinta ee hay&#8217;addu u hayso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":530010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530009","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530009"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530011,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530009\/revisions\/530011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}