{"id":530006,"date":"2025-01-29T08:50:56","date_gmt":"2025-01-29T05:50:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530006"},"modified":"2025-01-29T08:50:56","modified_gmt":"2025-01-29T05:50:56","slug":"soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dal\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa booqasho ugu tagay dhiggiisa Danjire Cabdicasiis Al-Madar, Safiirka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya u fadhiya Jaamacadda Carabta.<\/p>\n<p>Labada Danjire ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo wada shaqaynta carbeed, waxayna isku afgarteen in si dhaw loo wada shaqeeyo lagana wada tashado arrimaha carbeed iyo tan gobolka.<\/p>\n<p>Danjire Awaare ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Sacuudi Caraabiya garab istaagga Soomaaliya ay markasta u fidiso sida mashaariicda horumarineed iyo maalgashiga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa booqasho ugu tagay dhiggiisa Danjire Cabdicasiis Al-Madar, Safiirka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya u fadhiya Jaamacadda Carabta. Labada Danjire ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo wada shaqaynta carbeed, waxayna isku afgarteen in si dhaw loo wada shaqeeyo lagana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":530007,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530006","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530008,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530006\/revisions\/530008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}