{"id":529962,"date":"2025-01-28T11:37:12","date_gmt":"2025-01-28T08:37:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529962"},"modified":"2025-01-28T11:37:12","modified_gmt":"2025-01-28T08:37:12","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-oo-kormeeray-xarunta-gobolka-banaaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-oo-kormeeray-xarunta-gobolka-banaaadir\/","title":{"rendered":"Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka oo kormeeray xarunta gobolka Banaaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xubno ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha( GMDQS) ayaa kormeer shaqo ku tagay maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xubnaha ayaa la kulmay maamulka gobolka waxayna ka wada hadleen dardar galinta u diyaar garawga doorashooyinka dawladaha hoose.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa maalmaha soo aaddan kormeer ku tagi doona goobaha loo asteeyey diiwaangelinta codbixiyaha ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa u mahad celiyay madaxda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Banaadir sida ay uga go&#8217;an tahay in ay ugu istaagaan ka qaybgalka ololaha doorashada iyo la shaqaynta guddiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xubno ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha( GMDQS) ayaa kormeer shaqo ku tagay maamulka gobolka Banaadir. Xubnaha ayaa la kulmay maamulka gobolka waxayna ka wada hadleen dardar galinta u diyaar garawga doorashooyinka dawladaha hoose. Guddiga ayaa maalmaha soo aaddan kormeer ku tagi doona goobaha loo asteeyey diiwaangelinta codbixiyaha ee gobolka Banaadir. Guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":529963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529962","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529962","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529964,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529962\/revisions\/529964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}