{"id":529903,"date":"2025-01-27T14:44:40","date_gmt":"2025-01-27T11:44:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529903"},"modified":"2025-01-27T14:44:40","modified_gmt":"2025-01-27T11:44:40","slug":"guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-qaranka-oo-la-kulmayu-safiirka-midowga-yurub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-qaranka-oo-la-kulmayu-safiirka-midowga-yurub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo la kulmayu safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikarim Axmed Xasan ayaa kulan horudhac ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u jooga Soomaliya Marwo Amb: Karin Johansson.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha iyo Safiirka ayaan ka wada hadalay arrimaha Dorashooyinka iyo qorshayaasha Guddiga Madaxa-Bnanan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.<\/p>\n<p>Mudane Abdikariim ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha uu ka shaqeynayo in dad-weynaha Soomaliyeed aay fursad u helaan in aay doortaan hogaamiyayaasha Heerarka kala duwan ee maamullada Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikarim Axmed Xasan ayaa kulan horudhac ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u jooga Soomaliya Marwo Amb: Karin Johansson. Guddoomiyaha iyo Safiirka ayaan ka wada hadalay arrimaha Dorashooyinka iyo qorshayaasha Guddiga Madaxa-Bnanan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Mudane Abdikariim ayaa sheegay in Guddiga Madaxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":529904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529903","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529905,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529903\/revisions\/529905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}