{"id":529871,"date":"2025-01-27T10:31:32","date_gmt":"2025-01-27T07:31:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529871"},"modified":"2025-01-27T10:32:57","modified_gmt":"2025-01-27T07:32:57","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-sucuudiga-u-fadhiya-muqdishop","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-sucuudiga-u-fadhiya-muqdishop\/","title":{"rendered":"Wasiirka warfaafinta XFS oo kulan la qaatay safiirka sucuudiga u fadhiya Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Muqdisho Amb.Axmed Bin Muxamed Al Muqallad.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Dowladdaha Soomaaliya iyo Sucuudiga kaas oo ku qotoma ixtiraam iyo wax wada qabsi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ku ammaanay safiirka sida uu ugu heelan yahay xoojinta taageerada Sacuudiga uu siiyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan u kuur-galnay sida iskaashigeenu u gaarsiisan yahay qaybo kala duwan, oo ay ku jiraan amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada,&#8221; ayuu yiri wasiir Daa&#8217;uud.<\/p>\n<p>Xiriirka iskaashi ee dowladdaha Soomaaliya iyo Sucuudiga ayaa ah mid qoto dheer oo dhinacyadu iska kaashaadaan sidii horumar waara u gaadhi lahaayeen shucuubka labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Muqdisho Amb.Axmed Bin Muxamed Al Muqallad. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Dowladdaha Soomaaliya iyo Sucuudiga kaas oo ku qotoma ixtiraam iyo wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":529875,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529871","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529871"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529876,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529871\/revisions\/529876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}