{"id":529848,"date":"2025-01-26T17:38:28","date_gmt":"2025-01-26T14:38:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529848"},"modified":"2025-01-26T17:38:28","modified_gmt":"2025-01-26T14:38:28","slug":"safiirka-jfs-ee-dalka-cumaan-oo-arrimo-muhiim-ah-kala-hadlay-wasiir-dr-maxamed-bin-saciid-al-maamari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-jfs-ee-dalka-cumaan-oo-arrimo-muhiim-ah-kala-hadlay-wasiir-dr-maxamed-bin-saciid-al-maamari\/","title":{"rendered":"Safiirka JFS ee dalka Cumaan oo arrimo muhiim ah kala hadlay Wasiir Dr. Maxamed Bin Saciid Al-Maamari"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<p dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Cumaan, Danjire Bashiir Xasan Xaaji ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Cumaan, Dr. Maxamed Bin Saciid Al-Maamari,<\/p>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxeey ka wada hadeen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iskaashiga ee ka dhaxeeya labada Dowladood, gaar ahaan dhinacyada Arimaha diinta iyo awqaafta<\/div>\n<div dir=\"auto\">Wasiirka ayaa soo dhaweeyay Safiirka isagoo kala hadlay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Cumaan iyo Soomaaliya, isagoo adkeeyay muhiimada ay leedahay is dhaafsiga khibradaha iyo waayo-aragnimada dhinacyada awqaafta iyo arrimaha diinta ee labada dal,<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<p dir=\"auto\">Sidoo kale, Safiirka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay dadaalka ay Saldanada Cumaan ku bixiso horumarinta nabadda iyo wadajirka, isagoo muujiyay sida uu uga go\u2019an yahay inuu waddankiisa ka shaqeeyo xiriir iskaashi oo dhanka dhaqanka iyo dhinacyo badan leh.<\/p>\n<p dir=\"auto\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-529849\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475108486_1121758259990779_7552272044289775438_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"838\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475108486_1121758259990779_7552272044289775438_n.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475108486_1121758259990779_7552272044289775438_n-300x196.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475108486_1121758259990779_7552272044289775438_n-1024x670.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475108486_1121758259990779_7552272044289775438_n-768x503.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475108486_1121758259990779_7552272044289775438_n-860x563.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-529850\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475102795_1121758283324110_1796270461668601462_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"850\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475102795_1121758283324110_1796270461668601462_n.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475102795_1121758283324110_1796270461668601462_n-300x199.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475102795_1121758283324110_1796270461668601462_n-1024x680.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475102795_1121758283324110_1796270461668601462_n-768x510.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475102795_1121758283324110_1796270461668601462_n-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475102795_1121758283324110_1796270461668601462_n-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475102795_1121758283324110_1796270461668601462_n-860x571.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Cumaan, Danjire Bashiir Xasan Xaaji ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Cumaan, Dr. Maxamed Bin Saciid Al-Maamari, Waxeey ka wada hadeen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iskaashiga ee ka dhaxeeya labada Dowladood, gaar ahaan dhinacyada Arimaha diinta iyo awqaafta Wasiirka ayaa soo dhaweeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":529850,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529848","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529848"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529851,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529848\/revisions\/529851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}