{"id":529779,"date":"2025-01-25T13:40:05","date_gmt":"2025-01-25T10:40:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529779"},"modified":"2025-01-25T13:40:57","modified_gmt":"2025-01-25T10:40:57","slug":"hiiraan-oo-uu-ka-socdo-abaabul-dagaal-oo-lagu-soo-af-jarayo-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hiiraan-oo-uu-ka-socdo-abaabul-dagaal-oo-lagu-soo-af-jarayo-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Hiiraan oo uu ka socdo abaabul dagaal oo lagu soo af jarayo khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Gobolka Hiiraan waxaa ka socda abaabulkii ugu dambeeyay ee howlgal lagu soo afjarayo goobaha tirada yar ee Khawaarijtu kaga dhuumanayso deegaanada gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Agaasimaha Haya&#8217;adda NISA Cabdillaahi Maxamed Cali ( Sanbaloolshe) oo ay weheliyaan ergayga Madaxweynaha u qaabilsan Ciidamada deegaanka Cali Cusmaan Jayte iyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Weheliye oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa amarkii u dambeeyey ee dagaalka faray saaka Qaybaha kala duwan ee Ciidamada.<\/p>\n<p>Agaasimaha Haya&#8217;adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda qaranka oo halkaas kala hadlay Ciidamada ayaa yiri \u201cWixii hadal iyo diyaargarow ahaa waa dhamaadeen, diyaar noqda dagaalka waa galeynaa\u201d.<\/p>\n<p>Maalmaha soo aadan guud ahaan Hirshabelle waxaa dib uga bilaaban doona howlgalka cirib tirka kooxda Khawaarijta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Gobolka Hiiraan waxaa ka socda abaabulkii ugu dambeeyay ee howlgal lagu soo afjarayo goobaha tirada yar ee Khawaarijtu kaga dhuumanayso deegaanada gobolka Hiiraan. Agaasimaha Haya&#8217;adda NISA Cabdillaahi Maxamed Cali ( Sanbaloolshe) oo ay weheliyaan ergayga Madaxweynaha u qaabilsan Ciidamada deegaanka Cali Cusmaan Jayte iyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Weheliye oo ku sugan furimaha hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":529780,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529779","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529781,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529779\/revisions\/529781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529780"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}