{"id":529770,"date":"2025-01-25T10:06:21","date_gmt":"2025-01-25T07:06:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529770"},"modified":"2025-01-25T10:06:21","modified_gmt":"2025-01-25T07:06:21","slug":"safiir-ilyaas-oo-ka-qayb-galay-kulanka-diyaargarowga-shirka-tamarta-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiir-ilyaas-oo-ka-qayb-galay-kulanka-diyaargarowga-shirka-tamarta-afrika\/","title":{"rendered":"Safiir Ilyaas oo ka qayb galay kulanka diyaargarowga Shirka tamarta Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Daarasalaam(SONNA):-Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Amb Ilyaas Xasan Cali ayaa ka qaybgalay kulanka u diyaar-garowga shirweynaha tamarta ee (Afrika Energy Summit) Kaas oo ka dhici doon Daarasalaam 27-28 bishan,shirkan ayaa waxa ka soo qayb geli doono ilaa 40 Hoggaamiye oo ka socda dalalka Africa iyada oo diiradda lagu saarayo dardargelinta helitaanka tamar ku filan Afrika oo dhan.<\/p>\n<p>Shirkan oo ay marti galisay Dowladda Jamhuuriyadda Tansaaniya ayaa waxa sidoo kale qayb ka ah Bankiga Horumarinta Afrika iyo Bangiga Adduunka.<\/p>\n<p>Shir-madaxeedka ayaa fursad u ah dawladaha, hoggaamiyeyaasha qaybaha gaarka ah, la-hawlgalayaasha horumarinta, iyo bulshada rayidka ah si ay u horumariyaan hadafkooda.<\/p>\n<p>In ku dhow oo 300 milyan oo qof ayaa la qorshaynayaa in koronto la siiyo sanadka 2030-ka \u2013 oo loo yaqaan Mission 300 \u2013 bartilmaameedkan ayey ku dhawaaqeen kooxda Bangiga Horumarinta Afrika iyo kooxda Bangiga Adduunka bishii Abriil 2024.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daarasalaam(SONNA):-Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Amb Ilyaas Xasan Cali ayaa ka qaybgalay kulanka u diyaar-garowga shirweynaha tamarta ee (Afrika Energy Summit) Kaas oo ka dhici doon Daarasalaam 27-28 bishan,shirkan ayaa waxa ka soo qayb geli doono ilaa 40 Hoggaamiye oo ka socda dalalka Africa iyada oo diiradda lagu saarayo dardargelinta helitaanka tamar ku filan Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":529771,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529770","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529772,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529770\/revisions\/529772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529771"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}