{"id":529732,"date":"2025-01-24T09:34:15","date_gmt":"2025-01-24T06:34:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529732"},"modified":"2025-01-24T11:32:52","modified_gmt":"2025-01-24T08:32:52","slug":"israel-oo-ku-hanjabtay-in-hawlgallo-dheeraad-ah-ay-ka-fulineyso-daanta-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-ku-hanjabtay-in-hawlgallo-dheeraad-ah-ay-ka-fulineyso-daanta-galbeed\/","title":{"rendered":"Israel oo ku hanjabtay in hawlgallo dheeraad ah ay ka fulineyso Daanta Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Milatariga iyo sirdoonka Israa&#8217;iil ayaa sheegay in howlgal xiriir ah laga fulin doono Jenin iyadoo Israa&#8217;iil ay wajaheyso dagaal fool-ka-fool ah oo hadda u wareegay Daanta Galbeed ee la haysto.<\/p>\n<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa laba Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo qorshahooda uu yahay inay ballaarinayaan weerarrada ay ku hayaan xerada qaxootiga ee Jenin.<\/p>\n<p>Xeradaasi waxaa saacadihii la soo dhaafay ku dhintay ugu yaraan 10 qof,halka uu dhaawac ka soo gaaray tobanaan kale tan iyo Talaadadii.<\/p>\n<p>Xilli gawaarida sidda gargaarka ay ku sii qulqulayaan Gaza, hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta (UNRWA) ayaa ka digaysa in Falastiiniyiinta ku soo laabanaya guryahoodii ay la kulmi doonaan ama ay arki doonaan badidood guryo burbursan oo aan la degi karin.<\/p>\n<p>Dagaalka Israa\u2019iil ee Qaza waxa ku dhintay ugu yaraan 47,283 falastiiniyiin ah halka dhaawacana lagu sheegay 111,472 tan iyo bishiiOctober, 2023<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milatariga iyo sirdoonka Israa&#8217;iil ayaa sheegay in howlgal xiriir ah laga fulin doono Jenin iyadoo Israa&#8217;iil ay wajaheyso dagaal fool-ka-fool ah oo hadda u wareegay Daanta Galbeed ee la haysto. Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa laba Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo qorshahooda uu yahay inay ballaarinayaan weerarrada ay ku hayaan xerada qaxootiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":529734,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529732","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529732"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529738,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529732\/revisions\/529738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}