{"id":529721,"date":"2025-01-24T08:54:33","date_gmt":"2025-01-24T05:54:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529721"},"modified":"2025-01-24T08:54:33","modified_gmt":"2025-01-24T05:54:33","slug":"danjire-maxamed-abuukar-subayr-oo-waraaqihii-aqoonsiga-guddoonsiiyay-xukuumadda-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjire-maxamed-abuukar-subayr-oo-waraaqihii-aqoonsiga-guddoonsiiyay-xukuumadda-ruushka\/","title":{"rendered":"Danjire Maxamed Abuukar Subayr oo waraaqihii aqoonsiga guddoonsiiyay Xukuumadda Ruushka"},"content":{"rendered":"<p>Danjiraha J.F.S u qaabilsan dalka Ruushka Mudane Maxamed Abuukar Subayr ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo guddoonsiiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ruushka Mr.Mikhail Bogdanov<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka ahna Wakiilka Gaarka ah ee Madaxweynaha Federaalka Ruushka u qaabilsan Bariga Dhexe iyo Afrika ayaa soo dhoweeyay danjiraha ,isagoo sheegay in uu rajaynaayo in labada dal ay ka sii wada shaqeeyaan horumarinta iyo xoojinta xiriirka labada Wadan.<\/p>\n<p>Danjiraha Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Safiirka ayaa madaxda Ruushka uga mahadceliyay dadaalka ay ku bixinayaan horumarka dalka Soomaliya iyo garab istaaga xukuumaddooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjiraha J.F.S u qaabilsan dalka Ruushka Mudane Maxamed Abuukar Subayr ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo guddoonsiiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ruushka Mr.Mikhail Bogdanov Wasiir ku xigeenka ahna Wakiilka Gaarka ah ee Madaxweynaha Federaalka Ruushka u qaabilsan Bariga Dhexe iyo Afrika ayaa soo dhoweeyay danjiraha ,isagoo sheegay in uu rajaynaayo in labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":529723,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529721","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529722,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529721\/revisions\/529722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529723"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}