{"id":529713,"date":"2025-01-23T16:28:56","date_gmt":"2025-01-23T13:28:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529713"},"modified":"2025-01-23T16:28:56","modified_gmt":"2025-01-23T13:28:56","slug":"wasiirka-qoyska-oo-golaha-wasiiradda-uga-mahadcelisay-mudo-cusboonaysiinta-golaha-wasiiraddu-u-sameeyeen-gudidda-naafada-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qoyska-oo-golaha-wasiiradda-uga-mahadcelisay-mudo-cusboonaysiinta-golaha-wasiiraddu-u-sameeyeen-gudidda-naafada-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qoyska oo golaha Wasiiradda uga mahadcelisay mudo cusboonaysiinta Golaha Wasiiraddu u sameeyeen gudidda Naafada Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa uga mahad celisay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya talaabada ay mudo cusbooneeysiinta ugu sameeyeen Guddiga Maamulka Hay\u2019adda Naafada Qaranka taasi oo ay Golaha Wasiirrada u gudbisay Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan uga mahad celinayaa xubnaha Golaha Wasiirrada oo uu ugu horeeyo Ra&#8217;isulwasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre Muddo Cusboonaysiinta ay u sameeyeen Guddiga Maamulka Hay&#8217;adda Naafada Qaranka \u201c ayey tiri Wasiir Amb Khadiira Maxamed Al-Makhzoumi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ugu dambeyn u hambalyeysay xubnaha Hay\u2019adda waxayna tiri \u201c Ka Wasaarad ahaan waxaa naga go&#8217;an inaan si aad ah u hormarinno sidii dadka baahiya gaarka ah qaba ay kaalin ugu yeelan lahaayeen miiska go&#8217;aanka looga gaarayo masiirka ummadda Soomaaliyeed iyadoo la xoojinayo, lana gacan siinayo Hay&#8217;adda Naafada Qaranka.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa uga mahad celisay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya talaabada ay mudo cusbooneeysiinta ugu sameeyeen Guddiga Maamulka Hay\u2019adda Naafada Qaranka taasi oo ay Golaha Wasiirrada u gudbisay Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS. \u201cWaxaan uga mahad celinayaa xubnaha Golaha Wasiirrada oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":529714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529713","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529715,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529713\/revisions\/529715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}