{"id":529636,"date":"2025-01-22T14:05:17","date_gmt":"2025-01-22T11:05:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529636"},"modified":"2025-01-22T14:28:47","modified_gmt":"2025-01-22T11:28:47","slug":"sodma-iyo-qm-oo-si-wadajir-ah-u-daah-furay-qorshaha-gurmadka-2025","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-iyo-qm-oo-si-wadajir-ah-u-daah-furay-qorshaha-gurmadka-2025\/","title":{"rendered":"SoDMA iyo QM oo si wadajir ah u daah-furay qorshaha gurmadka 2025"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay George Conway ayaa wadajir u guddoomiyay shirka daah-furka qorshaha ka jawaabista baahida bani\u2019aadinnimo ee Soomaaliya ee sanadka 2025.<\/p>\n<p>Shirkaan oo diiradda lagu saaray xaaladaha bani\u2019aadannimo ee dalka ayaa lagu xusay in dad gaaraya 5.98 milyan oo qof oo Soomaali ah ay u baahan yihiin gargaar deg deg ah, taasoo lama huraan ka dhigeysa in la helo lacag dhan 1.42 bilyan oo dollar si loo gaaro dad ku dhow 4.57 milyan oo ruux oo abaaraha iyo colaaduhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Shirka waxaa kasoo qayb galay madax ka socota hay\u2019adaha caalamiga ah, qaar ka mid ah Wasiirrada dowlad goboleedyada iyo dallada Ururrada NGO-yada ee Soomaaliya, si loo helo jawaab-celin isku-dhafan iyo u gurmashada dadka nugul ee haweenka, carruurta, waayeelka, naafada iyo dadka la heeb sooco ugu horreeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay George Conway ayaa wadajir u guddoomiyay shirka daah-furka qorshaha ka jawaabista baahida bani\u2019aadinnimo ee Soomaaliya ee sanadka 2025. Shirkaan oo diiradda lagu saaray xaaladaha bani\u2019aadannimo ee dalka ayaa lagu xusay in dad gaaraya 5.98 milyan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":529637,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529636","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529636","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529636"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529640,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529636\/revisions\/529640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529637"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}