{"id":529615,"date":"2025-01-22T09:35:23","date_gmt":"2025-01-22T06:35:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529615"},"modified":"2025-01-22T09:35:23","modified_gmt":"2025-01-22T06:35:23","slug":"israel-oo-dishay-10-ruux-iyo-120-meyd-oo-laga-helay-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-dishay-10-ruux-iyo-120-meyd-oo-laga-helay-gaza\/","title":{"rendered":"Israel oo dishay 10 ruux iyo 120 meyd oo laga helay Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10 falastiiniyiin ah ayaa la dilay tiro kalena waxaa lagu dhaawacay weerar ay ciidamada Israel ku qaadeen daanta galbeed ,gaar ahaan magaalada Jenin oo kamid ah dhulka la haysto, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa difaacay weerarada cusub ee Israel ,iyagoo sheegay in dalkaasi uu xaq kitaabi ah u leeyahay Daanta Galbeed ee la haysto,sida ay ka dhawaajiyeen xubnaha Donal Trumo u qaabilsan Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Shaqaalaha difaaca madaniga ah ayaa ku waramaya in labadii cisho ee u dambeysay ay heleen 120 mayd ah oo laga soo saaray burburka dhismayaal ku yiillay Gaza.<\/p>\n<p>Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ee Daanta Galbeed ee la haysto ayaa sheegaysa in xorriyadda dhaqdhaqaaqa Falastiiniyiinta aad loo xaddiday, iyadoo deegaamaynta sharci darrada ah ee Israa\u2019iil ay sii fidayso.<\/p>\n<p>Ku dhawaad \u200b\u200b900 oo gaari oo sidday sahay gargaar ayaa galay Gaza Talaadadii ,iyada oo uu sii kordhayo gargaarka \u00a0ku socda dhulka ay aafeeyeen dagaalka iyo go\u2019doominta Israel, sida ay sheegtay hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini\u2019aadantinimada.<\/p>\n<p>Dagaalka Israel ee Qaza waxaa ku nafwaayay ugu yaraan 47,107,halka dhaawaca \u00a0uu marayo 111,147 tan iyo bishii Oktoobar ee 2023.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10 falastiiniyiin ah ayaa la dilay tiro kalena waxaa lagu dhaawacay weerar ay ciidamada Israel ku qaadeen daanta galbeed ,gaar ahaan magaalada Jenin oo kamid ah dhulka la haysto, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka. Mareykanka ayaa difaacay weerarada cusub ee Israel ,iyagoo sheegay in dalkaasi uu xaq kitaabi ah u leeyahay Daanta Galbeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":529617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529615","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529616,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529615\/revisions\/529616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}