{"id":529394,"date":"2025-01-19T11:05:00","date_gmt":"2025-01-19T08:05:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529394"},"modified":"2025-01-19T11:29:34","modified_gmt":"2025-01-19T08:29:34","slug":"wasiir-ku-xigeenka-ganacsiga-dowladda-soomaaliya-waxay-qorshaysay-sidii-dib-loogu-howl-galin-lahaa-warshadihii-waaweynaa-ee-dallku-lahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-ku-xigeenka-ganacsiga-dowladda-soomaaliya-waxay-qorshaysay-sidii-dib-loogu-howl-galin-lahaa-warshadihii-waaweynaa-ee-dallku-lahaa\/","title":{"rendered":"Wasaaradda\u00a0Ganacsiga XFS oo\u00a0qorshaysay sidii dib loogu howl galin lahaa Warshadihii waaweynaa ee dallku lahaa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga &amp; Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi Daallo oo la hadlay warbaahinta Qaranka\u00a0 ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii Warshadihii Dalka uu lahaa dib loogu howlgelin lahaa.<\/p>\n<p>wasiirka\u00a0 ayaa tilmaamay in mashariicda ay dowladda fulineyso ay qeyb ka yihiin Soocelinta xarumihii warshadaha dalka,iyagoo loo bandhigayo ganacsata si ay uga faa&#8217;ideystaan dib u dhisana loogu sameeyo.<\/p>\n<p>Dhulka, Qalabka &amp; waxyaabaha kale ee maamusho Dowladda Federaalka ayuu tilmaamay in ay shuraako kula noqonayaan ganacsatada daneyneysa in ay dib u howlgeliyaan Warshadihii Dalka si ay qudhooda fursad halkaas uga helaan.<\/p>\n<p><i><b>\u201cDowladda Soomaaliya &amp; Ganacsatada Soomaaliyeed in ay shirko ku noqdaan xarumihii hore Warshadaha Dalka si ay u wada maalgashadaan, Dowladda waxa ay leedahay dhulka, qalabka halka Ganacsatada hantidooda ay leeyihiin, taasina waxa uu hadda horyaallaa Baarlamaanka oo mardhow ansixin doonno.\u201dayuu yiri wasiir Cismaan Daalo<\/b><\/i><\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Ganacsiga &amp; Warshadaha XFS ayaa intaa hadlkiisa ku daray in dhibaatada ganacsatada ay ka cabanayaan ee la xariirta adeega korontada,mardhow laga faa\u2019iideysan doonno tamarta laga helo ilayska Cadceedda oo laga maarmo dhaqaalaha badan ee ku baxaya matoorka lagu shubayo shidaalka.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250119_104430_362.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga &amp; Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi Daallo oo la hadlay warbaahinta Qaranka\u00a0 ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii Warshadihii Dalka uu lahaa dib loogu howlgelin lahaa. wasiirka\u00a0 ayaa tilmaamay in mashariicda ay dowladda fulineyso ay qeyb ka yihiin Soocelinta xarumihii warshadaha dalka,iyagoo loo bandhigayo ganacsata [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":529395,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529394","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529394"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529403,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529394\/revisions\/529403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}