{"id":529360,"date":"2025-01-18T18:18:15","date_gmt":"2025-01-18T15:18:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529360"},"modified":"2025-01-18T18:18:15","modified_gmt":"2025-01-18T15:18:15","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-iyo-iskaashiga-caalamiga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-agaasimaha-rugta-ganacsiga-soomaalida-norway","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-iyo-iskaashiga-caalamiga-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-agaasimaha-rugta-ganacsiga-soomaalida-norway\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaalida Norway"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyey Agaasimaha Guud ee Rugta Ganacsiga Soomaalida Norway, mudane Maxamed Cabdulqaadir kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda jaaliyadaha iyo Qurbajoogta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Ibraahim Guure Maxamed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa aqbalay casuumad uu ka helay Rugta Ganacsiga si uu uga qaybgalo xafladda furitaanka shirweynaha ganacsi ee Somali Norwegian Business Summit, oo ay si wadajir ah u qabanqaabinayaan Rugta Ganacsiga Soomaalida Norway, Waaxda Jaaliyadaha iyo Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Norway.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa muujiyey taageero iyo bogaadin ku aaddan dadaalka ay wadaan Rugta Ganacsiga Soomaalida Norway ee ku saabsan xoojinta xiriirka dhaqaale iyo dhaqan ee Soomaaliya iyo Norway, sidoo kale, wasiirka ayaa rejo wanaagsan ka muujiyay shirweynaha Caalamiga ee Qurbajoogta Soomaaliyeed oo lagu qaban doono sanadkan magaalada Oslo ee dalka Norway.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-529361\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.35.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"748\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.35.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.35-300x208.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.35-1024x709.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.35-768x532.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.35-860x596.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-529362\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.05.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"769\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.05.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.05-300x214.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.05-1024x729.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.05-768x547.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/WhatsApp-Image-2025-01-18-at-20.00.05-860x612.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyey Agaasimaha Guud ee Rugta Ganacsiga Soomaalida Norway, mudane Maxamed Cabdulqaadir kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda jaaliyadaha iyo Qurbajoogta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Ibraahim Guure Maxamed. Wasiirka ayaa aqbalay casuumad uu ka helay Rugta Ganacsiga si uu uga qaybgalo xafladda furitaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":529362,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529360","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529360","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529360"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529363,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529360\/revisions\/529363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}