{"id":529301,"date":"2025-01-17T09:16:29","date_gmt":"2025-01-17T06:16:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529301"},"modified":"2025-01-17T09:16:29","modified_gmt":"2025-01-17T06:16:29","slug":"israel-oo-geysatay-xasuuq-ka-hor-xabbad-joojinta-la-filayo-axadda-soo-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-geysatay-xasuuq-ka-hor-xabbad-joojinta-la-filayo-axadda-soo-socota\/","title":{"rendered":"Israel oo geysatay xasuuq, ka hor xabbad-joojinta la filayo Axadda soo socota"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 87 Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan 21 carruur ah iyo 25 haween ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa&#8217;iil ee Gaza tan iyo markii lagu dhawaaqay heshiis xabbad-joojin ah oo bilaabmaya Axadda soo socota.<\/p>\n<p>\u201cQiyaastii 15 carruur ah ayaa maalin kasta lagu waramay \u00a0in Gaza ay \u00a0ku soo gaaraan dhaawacyo dagaal oo halisgalin kara noloshooda ,gaar ahaan dhinaca naafanimada\u201d sidaasi waxaa yiri Hey\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin .<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Golaha wasiirrada Israa\u2019iil ayaa la filayaa in ay maanta isugu yimaadaan kulan lagu ansixinayo \u00a0heshiiska xabbad joojinta ee Qaza, sida ay wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>Laba ka mid ah wasiirrada xukuumadda midigta fog ee xagjirka ah ayaa ku hanjabaya inay iska casilayaan xukuumadda ra&#8217;iisul wasaare Benjamin Netanyahu haddii heshiiska xabbad joojinta Gaza la ansixiyo.<\/p>\n<p>Dagaalka Israa\u2019iil ee Qaza waxa uu galaaftay \u00a0ugu yaraan 46,788 halka uu dhaawac ka soo gaaray 110,453 tan iyo Oktoobar 2023.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 87 Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan 21 carruur ah iyo 25 haween ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa&#8217;iil ee Gaza tan iyo markii lagu dhawaaqay heshiis xabbad-joojin ah oo bilaabmaya Axadda soo socota. \u201cQiyaastii 15 carruur ah ayaa maalin kasta lagu waramay \u00a0in Gaza ay \u00a0ku soo gaaraan dhaawacyo dagaal oo halisgalin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":529304,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529301","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529301"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529302,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529301\/revisions\/529302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529304"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}