{"id":529259,"date":"2025-01-16T14:34:06","date_gmt":"2025-01-16T11:34:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529259"},"modified":"2025-01-16T14:34:06","modified_gmt":"2025-01-16T11:34:06","slug":"taliye-ku-xigeenka-boliiska-oo-sagootiyey-ciidamo-tababar-layli-sarkaalnimo-ku-soo-qaadanaya-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-ku-xigeenka-boliiska-oo-sagootiyey-ciidamo-tababar-layli-sarkaalnimo-ku-soo-qaadanaya-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Taliye ku xigeenka Boliiska oo sagootiyey Ciidamo Tababar layli Sarkaalnimo ku soo qaadanaya Dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisgo (SONNA): Ku simaha Taliyaha ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa sagootiyey Ciidamo Tababar layli Sarkaalnimo ku soo qaadanaya Dalka Masar .<\/p>\n<p>Hogaanka Tababarada iyo Qorsheynta oo qaban qaabiyey Safarka Ciidanka ayuu Taliyaha warbixin ka dhageystay, waxaana uu Ciidamada fursadda u helay Tababarka kula dardaarmay inay ka faa\u2019ideystaan aqoon kororsiga ay heleen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisgo (SONNA): Ku simaha Taliyaha ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa sagootiyey Ciidamo Tababar layli Sarkaalnimo ku soo qaadanaya Dalka Masar . Hogaanka Tababarada iyo Qorsheynta oo qaban qaabiyey Safarka Ciidanka ayuu Taliyaha warbixin ka dhageystay, waxaana uu Ciidamada fursadda u helay Tababarka kula dardaarmay inay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":529260,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529259","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529261,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529259\/revisions\/529261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}