{"id":529252,"date":"2025-01-16T12:10:10","date_gmt":"2025-01-16T09:10:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529252"},"modified":"2025-01-16T12:11:21","modified_gmt":"2025-01-16T09:11:21","slug":"shirweynaha-7-aad-ee-garsoorka-dalka-oo-maalintiisa-labaad-ka-socda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirweynaha-7-aad-ee-garsoorka-dalka-oo-maalintiisa-labaad-ka-socda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka oo maalintiisa labaad galay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Shirweynaha 7-aad ee garsoorka dalka ayaa maalintiisa labaad ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo casriyeynta nidaamka garsoorka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyo guddoomiyeyaasha maxkamadaha sare ee dowlad-goboleedyada. Mas\u2019uuliyiintan ayaa dhageysanaya doodaha muhiimka ah ee ku saabsan horumarinta garsoorka iyo tayeynta hay\u2019adaha cadaaladda.<\/p>\n<p>Sanadkan, shirweynaha ayaa xoogga lagu saaray sidii loo xoojin lahaa awoodda garsoorka, gaar ahaan la dagaallanka dambiyada xuduudaha ka baxsan iyo hagaajinta wada shaqeynta hay\u2019adaha kala duwan ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Shirweynaha 7-aad ee garsoorka dalka ayaa maalintiisa labaad ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo casriyeynta nidaamka garsoorka Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyo guddoomiyeyaasha maxkamadaha sare ee dowlad-goboleedyada. Mas\u2019uuliyiintan ayaa dhageysanaya doodaha muhiimka ah ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":529253,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529252","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529252"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529255,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529252\/revisions\/529255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529253"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}