{"id":529239,"date":"2025-01-16T09:34:14","date_gmt":"2025-01-16T06:34:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529239"},"modified":"2025-01-16T09:34:37","modified_gmt":"2025-01-16T06:34:37","slug":"ciidanka-puntland-oo-burburiyay-talisyo-daacish-ku-lahaayeen-buuralayda-cal-miskaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-puntland-oo-burburiyay-talisyo-daacish-ku-lahaayeen-buuralayda-cal-miskaad\/","title":{"rendered":"Ciidanka dowlad goboleedka Puntland oo burburiyay talisyo Daacish ku lahaayeen buuralayda Cal-miskaad"},"content":{"rendered":"<p>Boosaaso, (SONNA): Ciidanka dowlad goboleedka Puntland ayaa burburiyay ilaa shan talis oo kooxda argagixisada Daacish ku laheyd deegaanno dhaca buuralayda Cal-miskaad ee Gobolka Bari kadib howlgal ay shalay halkaasi ka sameeyeen.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkan ayaa sheegay in talisyadan la burburiyay ay kooxda ka soo abaabuli jirtay dhagaraha ay shacabka u maleegaan.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa haatan ku sii raad joogo firxadka kooxda, iyagoo beegsanayo meelaha ay ku dhuumaalaysanayaan, si halistooda loo soo afjaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boosaaso, (SONNA): Ciidanka dowlad goboleedka Puntland ayaa burburiyay ilaa shan talis oo kooxda argagixisada Daacish ku laheyd deegaanno dhaca buuralayda Cal-miskaad ee Gobolka Bari kadib howlgal ay shalay halkaasi ka sameeyeen. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkan ayaa sheegay in talisyadan la burburiyay ay kooxda ka soo abaabuli jirtay dhagaraha ay shacabka u maleegaan. Ciidanka ayaa haatan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":529240,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529239","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529239"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529242,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529239\/revisions\/529242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}