{"id":529221,"date":"2025-01-15T17:32:52","date_gmt":"2025-01-15T14:32:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529221"},"modified":"2025-01-15T17:32:52","modified_gmt":"2025-01-15T14:32:52","slug":"wasiirka-qoyska-oo-la-kulantay-ku-xigeenka-ergayga-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qoyska-oo-la-kulantay-ku-xigeenka-ergayga-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qoyska oo la kulantay ku xigeenka ergayga Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay George Conway ku xigeenka Ergeyga gaarka ah Xoghayaha Guud ee QM (DSRSG\/RC\/HC).<\/p>\n<p>Kulankan waxaa Wasiirka ku wehliyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Maxamed Bashiir Cumar iyo Khuburrada Wasaaradda waxaana looga wada hadlay wada shaqeynta Wasaaradda iyo Hay&#8217;adaha QM iyo sidoo kale hawlaha horyaala Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>George Conway ku xigeenka Ergeyga gaarka ah Xoghayaha Guud ee QM ayaa ugu horeyn ugu hambalyeeyey Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi xilkan cusub ee loo magacaabay waxaana uu rajo ka muujiyey wada shaqeynta hay\u2019adaha QM iyo Wasaaradda Qoyska iney noqon doonto mid weyn isaga oo dhankoodana ballan qaaday iney sii laba jibaari doonaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta xuquuqul Insaanka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi oo kulanka ka hadashay ayaa sheegtay in Wasaaraddu ay ka go\u2019an tahay la shaqeynta hay\u2019adaha Caalamka guud ahaan si gaar ahna kuwa QM waxaana ay dhinaca kale faah faahin ka bixisay dhammaanba hawlaha horyaala Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya iyo sida ay uga go&#8217;an tahay gudashada waajibaadka loo igmaday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-529222\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_0002-1024x677.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"677\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_0002-1024x677.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_0002-300x198.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_0002-768x508.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_0002-1536x1016.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_0002-2048x1355.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_0002-860x569.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-529223\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9868-1024x657.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"657\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9868-1024x657.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9868-300x192.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9868-768x493.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9868-1536x985.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9868-2048x1313.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9868-860x552.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-529224\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9866-1024x666.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"666\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9866-1024x666.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9866-300x195.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9866-768x500.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9866-1536x999.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9866-2048x1333.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9866-860x560.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-529225\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9867-1024x655.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"655\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9867-1024x655.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9867-300x192.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9867-768x491.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9867-1536x982.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9867-2048x1309.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_9867-860x550.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay George Conway ku xigeenka Ergeyga gaarka ah Xoghayaha Guud ee QM (DSRSG\/RC\/HC). Kulankan waxaa Wasiirka ku wehliyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Maxamed Bashiir Cumar iyo Khuburrada Wasaaradda waxaana looga wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":529224,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529221","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529221"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529226,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529221\/revisions\/529226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529224"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}