{"id":529208,"date":"2025-01-15T15:49:29","date_gmt":"2025-01-15T12:49:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529208"},"modified":"2025-01-15T15:49:29","modified_gmt":"2025-01-15T12:49:29","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-la-kulmay-wakiilka-unhcr-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-la-kulmay-wakiilka-unhcr-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali -Xoosh ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay wakiilka Soomaaliya ee Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabbilsaan arrimaha Qaxootiga ee UNHCR Mudane Charles Mballa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay dedaallada wadajirka ah ee ku aaddan arrimaha Qaxootiga iyo Barkacayaasha ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali -Xoosh ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay wakiilka Soomaaliya ee Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabbilsaan arrimaha Qaxootiga ee UNHCR Mudane Charles Mballa. &nbsp; Kulanka ayaa looga hadlay dedaallada wadajirka ah ee ku aaddan arrimaha Qaxootiga iyo Barkacayaasha ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":529209,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529208","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529210,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529208\/revisions\/529210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}