{"id":529174,"date":"2025-01-15T11:36:54","date_gmt":"2025-01-15T08:36:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529174"},"modified":"2025-01-15T11:37:20","modified_gmt":"2025-01-15T08:37:20","slug":"wasiir-fiqi-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-iskaashiga-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-iskaashiga-gobolka\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga gobolka"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallim Fiqi ayaa garoonka diyaaradaha ee jomo kenyatta magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Kithure Kindiki.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi oo kasoo laabtay socdaalkiisii dalka Masar ayaa sidoo kale madaxwene ku-xigeenka Kenya la wadaagay xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta iskaashiga mandiqadda bariga Afrika.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray sida Soomaaliya ay uga go\u2019an tahay in la xoojiyo nabadda, wada-shaqaynta iyo horumarka guud ee gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallim Fiqi ayaa garoonka diyaaradaha ee jomo kenyatta magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Kithure Kindiki. Wasiir Fiqi oo kasoo laabtay socdaalkiisii dalka Masar ayaa sidoo kale madaxwene ku-xigeenka Kenya la wadaagay xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta iskaashiga mandiqadda bariga Afrika. Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":529175,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529174","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529174"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529177,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529174\/revisions\/529177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}