{"id":529099,"date":"2025-01-14T16:23:23","date_gmt":"2025-01-14T13:23:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=529099"},"modified":"2025-01-14T16:32:13","modified_gmt":"2025-01-14T13:32:13","slug":"dfs-oo-bogaadisay-howlgalka-la-dagaallanka-argagixisada-ee-ka-socda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dfs-oo-bogaadisay-howlgalka-la-dagaallanka-argagixisada-ee-ka-socda-puntland\/","title":{"rendered":"DFS oo bogaadisay howlgalka la dagaallanka argagixisada ee ka socda Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa bogaadisay howlgallada baaxadda leh ee lagu ciribtirayo kooxaha khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya buuraleyda gobolka bari.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ay howlgalladaasi ka soo saartay dowladda federaalka ayaa lagu yiri:<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa Ciidanka Daraawiishta Puntland ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Daacish ka wada Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Dowladdu waxaa ay sidoo kale bogaadinaysaa doorka shacabka reer Puntland iyo garab istaagga ay u muujiyeeen ciidanka geesiyaasha ee ku jira hawlgalkaas.<\/p>\n<p>Waxeey Dawladdu duco u diraysaa Shuhadada ku shahiiday hawlgalka iyo kuwa ku dhaawacmay, sidoo kale waxaa ay tacsi udiraysaa ehelada Shuhadadaas iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxeen iyaga oo u dagaalamaya difaaca Dalka, Dadka iyo Diinta.<\/p>\n<p>Khawaarijta Daacish iyo Shabaab, waa cadaw ay u simanyihiin dadka Soomaaliyeed waana in loo midoobo ciribtirkooda.<\/p>\n<p>Dawladda Federaalka ah waxaa ka go\u2019an in ay shacabka iyo maamulada dalka oo dhan ku dhiirigaliso kuna garab istaagto doorkooda ka xoraynta dalka ee kooxaha Khawaarijta ah.<\/p>\n<p>Dawladdu iyada oo kaashanaysa shacabka Soomaaliyeed waxay u taagan tahay sidii dalka looga tirtiri lahaa dembiileyaasha Khawaarijta, kuwaas oo muddo dheer dhibaato aan kala sooc lagayn ku haya shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-529100 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Bogaadin.jpg\" alt=\"\" width=\"509\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Bogaadin.jpg 509w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Bogaadin-212x300.jpg 212w\" sizes=\"auto, (max-width: 509px) 100vw, 509px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa bogaadisay howlgallada baaxadda leh ee lagu ciribtirayo kooxaha khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya buuraleyda gobolka bari. War saxaafadeed ay howlgalladaasi ka soo saartay dowladda federaalka ayaa lagu yiri: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa Ciidanka Daraawiishta Puntland ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Daacish ka wada Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland. Dowladdu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":529101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-529099","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=529099"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":529104,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/529099\/revisions\/529104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=529099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=529099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=529099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}