{"id":528988,"date":"2025-01-13T14:42:36","date_gmt":"2025-01-13T11:42:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528988"},"modified":"2025-01-13T14:45:36","modified_gmt":"2025-01-13T11:45:36","slug":"wasiirka-dekadaha-dowladdu-waxa-ay-wadaa-qorshayaal-lagu-casriyeynayo-dekadda-muqdisho-laguna-hirgelinayo-dekad-kale-oo-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dekadaha-dowladdu-waxa-ay-wadaa-qorshayaal-lagu-casriyeynayo-dekadda-muqdisho-laguna-hirgelinayo-dekad-kale-oo-cusub\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dekadaha \u201cDowladdu waxa ay wadaa qorshayaal lagu casriyeynayo Dekadda Muqdisho laguna hirgelinayo Dekad kale oo cusub\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda, xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan ayaa sheegay in dowladda ay waddo qorsha lagu casriyeynayo Dekadda muqdisho,si ay u la tartanto dekadaha caalamka.<\/p>\n<p>\u201cDowladdu waxa ay wadaa qorshayaal lagu casriyeynayo Dekadda Muqdisho laguna hirgelinayo Dekad kale oo cusub\u201d.sidaan ayuu yiri<br \/>\nWasiir Maxamuud Aadan<\/p>\n<p>Wasiirka Maxamuud Aadan ayaa sidoo kale ganacsatada Soomaaliyeed ku ammaanayo maalgashiga ay kawadaan dalka iyo hormarada ballaaran ay sameynayaan,kan wasaarad ahaana ay garba taaganyihiin.<\/p>\n<p>Wasiir Cusmaan Maxamed Daalo oo isana goobta ka hadlay ayaa yiri \u201c Waan bogaadinayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee toos isugu xiray ganacsiga Shiinaha iyo Soomaaliya balse naga ilaaliya cudurrada ka dhex dilaaca dalkaas.\u201d<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Soomaali ayaa dhankiisa sheegay in Dekadda muqdiaho ay sameeysay hormar weyn,iyana korortay badecada hadda laga soo dajiyo Dekada magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cBishii Dekadda Muqdisho waxaa laga soo dejiyaa 6,000 oo Konteenar halka markii hore aan ku bilownay bishii 1,000 Konteenar, taasi waxa ay muujinee horumarka llagaaray&#8221;ayuu yiri<br \/>\nWasiir Maxamed Soomaali<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250113_143333_140.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda, xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan ayaa sheegay in dowladda ay waddo qorsha lagu casriyeynayo Dekadda muqdisho,si ay u la tartanto dekadaha caalamka. \u201cDowladdu waxa ay wadaa qorshayaal lagu casriyeynayo Dekadda Muqdisho laguna hirgelinayo Dekad kale oo cusub\u201d.sidaan ayuu yiri Wasiir Maxamuud Aadan Wasiirka Maxamuud Aadan ayaa sidoo kale ganacsatada Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":528989,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528988","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528988"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528992,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528988\/revisions\/528992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}