{"id":528966,"date":"2025-01-13T12:02:08","date_gmt":"2025-01-13T09:02:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528966"},"modified":"2025-01-13T12:25:10","modified_gmt":"2025-01-13T09:25:10","slug":"ergeyga-gaarka-midowga-afrika-oo-bogaadiyay-dib-u-soo-laabashada-xiriirkii-soomaaliya-iyo-itoobiy","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ergeyga-gaarka-midowga-afrika-oo-bogaadiyay-dib-u-soo-laabashada-xiriirkii-soomaaliya-iyo-itoobiy\/","title":{"rendered":"Madaxa AUSSOM oo soo dhaweeyay War-murtiyeedka wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Ambassador Souef Mohamed El-Amine , ayaa soo dhaweeyay dib u soo laabashada xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo dhawaan dib loo soo celiyay.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa heshiiskan ku tilmaamay mid muhiim ah oo hoosta ka xariiqaya dhaqan gelinta ballan qaadyadii Ankara. Wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay inuu dib u soo cusboonaada xiriirka diblomaasiyadeed, xoojinta iskaashiga amniga, iyo isdhexgalka dhaqaale ee kobcinta nabadda, xasilloonida iyo barwaaqada gobolka.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa lagu sheegay war-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen 11-kii bishan, kaddib kulan ay wada qaateen madaxweynaha Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ku heshiiyey inay dib u soo nooleeyaan metelaad diblomaasiyadeed oo buuxa si loo xoojiyo xiriirka labada dal,taa oo<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250113_115336_011.sdocx-->loo arkaa tallaabo muhim ah oo loo qaaday dhanka dhisidda kalsoonida, kor u qaadista amniga, iyo horumarinta kobaca dhaqaalaha Geeska Afrika.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250113_115826_168.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Ambassador Souef Mohamed El-Amine , ayaa soo dhaweeyay dib u soo laabashada xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo dhawaan dib loo soo celiyay. Danjire Souef ayaa heshiiskan ku tilmaamay mid muhiim ah oo hoosta ka xariiqaya dhaqan gelinta ballan qaadyadii Ankara. Wuxuu carrabka ku adkeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":528968,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528966","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528966"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528972,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528966\/revisions\/528972"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528968"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}