{"id":528962,"date":"2025-01-13T10:34:23","date_gmt":"2025-01-13T07:34:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528962"},"modified":"2025-01-13T10:34:23","modified_gmt":"2025-01-13T07:34:23","slug":"hayadda-sodma-oo-shixnad-gargaar-ah-gaariisay-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-shixnad-gargaar-ah-gaariisay-guriceel\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaariisay Guriceel"},"content":{"rendered":"<p>9 berri kadib waxaa xalay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud safar dhanka dhulka ah ku gaaray 25 gaari oo dhawaan Hay\u2019adda SoDMA ay ka soo ambabixisay magaalada Muqdisho, kuwaas oo sida shixnad gargaar raashin mucaawino ah looguna talagalay dadka ay saameysay abaarta LaNina iyo bulshada ku nool deegaannadii khawaarijta laga xoreeyey ee gobolka Galgaduud, waxaana hore dalkeenna ugu deeqay dowladaha Turkiga iyo Shiinaha.<\/p>\n<p>Degaannada Galmudug, gaar ahaan Gobolka Galgaduud, wuxuu qeyb ka yahay goobaha ay abaaruhu sida ba\u2019an u saameeyeen, halkaas oo kumannaan shacab nugul ah ay ku wajahayaan nolol adag, hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka oo ka jawaabeysa baahida bulsho ee guud ahaan gobolka iyo goobaha laga xoreeyay argagixisada ayaa diyaarisay mucaawinadaan waxaana lagu wadaa in dadkii mudnaa la gaarsiiyo raashinkaan.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Galmudug, hay\u2019adda SoDMA iyo maamulka degmada Guriceel ayaa gaadiidkaan ku soo dhaweyay duleedka magalada.<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda gargaarka SoDMA Sahro Cali Yuusuf ayaa xustay in garagarkaan loogu talagalay dadka ay abaartu saameysay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Guriceel Faarax Fataate ayaa u mahadnaqay hay\u2019adda SoDMA, isagoo ballan-qaaday in dadkii mudnaa ay gaarsiinayaan mucaawinadaan.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Galmudug Maxamed khaliif Salad oo lagu wareejiyay gargarkaan, ayna wehliyaan Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Dhoore ,Xildhibaan Mursal Xeefow, iyo guddoomiyihii hore ee degmada Mataan Maxamed Dhoobeey ayaa u mahadnaqay hay\u2019adda SoDMA.<\/p>\n<div class=\"jnews_inline_related_post_wrapper left\">\n<div class=\"jnews_inline_related_post\">\n<div class=\"jeg_postblock_21 jeg_postblock jeg_module_hook jeg_pagination_nextprev jeg_col_2o3 jnews_module_587926_0_6784c0dd6efc7   \" data-unique=\"jnews_module_587926_0_6784c0dd6efc7\">\n<div class=\"jeg_block_heading jeg_block_heading_5 jeg_subcat_right\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 berri kadib waxaa xalay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud safar dhanka dhulka ah ku gaaray 25 gaari oo dhawaan Hay\u2019adda SoDMA ay ka soo ambabixisay magaalada Muqdisho, kuwaas oo sida shixnad gargaar raashin mucaawino ah looguna talagalay dadka ay saameysay abaarta LaNina iyo bulshada ku nool deegaannadii khawaarijta laga xoreeyey ee gobolka Galgaduud, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":528963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528962","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528962","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528964,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528962\/revisions\/528964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}