{"id":528947,"date":"2025-01-13T08:44:40","date_gmt":"2025-01-13T05:44:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528947"},"modified":"2025-01-13T08:44:40","modified_gmt":"2025-01-13T05:44:40","slug":"taliye-sanbaloolshe-waxaan-ka-shaqeyn-doonnaa-si-kasta-oo-ay-suurtagal-u-tahay-in-aan-idin-qaranmeyno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-sanbaloolshe-waxaan-ka-shaqeyn-doonnaa-si-kasta-oo-ay-suurtagal-u-tahay-in-aan-idin-qaranmeyno\/","title":{"rendered":"Taliye Sanbaloolshe \u201cWaxaan ka shaqeyn doonnaa si kasta oo ay suurtagal u tahay in aan idin qaranmeyno.\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Hey\u2019adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo duleedka magaalada Beledweyne kula hadlay boqolaal\u00a0 ka tirsan ciidanka deegaanka\u00a0 ayaa sheegay in laga heshiiyay khilaafyadii ka dhex jiray dadka deegaanka ee magaalada Beledweyne, isaga oo tilmaamay in aan dib loogu laaban oo bulshada ay kawada shaqeyaan hormarka degaanka.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa Sidoo kale ayaa carrabka ku adkeeyay in ay dowladdu qarameyn doonto, loona baahanyahay maanta wixii ka danbeeyo inay isku diyaariyaan in ay qeyb ka noqondaan dagaalka ka dhanka ah khawaarijta.<br \/>\n<b><i><\/i><\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><b><i>\u201cWaxaan ka shaqeyn doonnaa si kasta oo ay suurtagal u tahay in aan idin qaranmeyno, dowladnimada aad horay u gashaan ee aad daraf ka taagnaanin.\u201d ayuu yiri Taliyaha nabad sugidda NISA, Cabdullaahi Sanbaloolshe.\u00a0<\/i><\/b><\/p>\n<p>Dhanka kale, waxa uu tilmaamay in si guud loogu wada shaqeeyo ammaanka deegaanka, isaga tilmaamay\u00a0 in ay qeyb weyn ka qaadan doonaan raadinta xuquuqdooda mid nololeed iyo mid saanad hub la xiriirtaba<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odowaa Yuusuf Raage oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in aysan suurta gal ahayan wixii ay khawaarijya lagala dagaalamayay in shacabka lagu sameeyo cid laga yelayana aysan jirin<\/p>\n<p>&#8220;Wixii aan Khawaarijta kula dagaalanay suurta gal maaha in aan dadkeena ku sameyno, gobolka Hiiraan waa in aan lagu arkin Isbaaro&#8221;.ayuu yiri Taliye Odowaa Yuusuf Raage<\/p>\n<p>Hadalkaan sarakiisha NiSA iyo xoogga dalka ayaa\u00a0ku soo aadayo xilli xalwaara laga gaaray shaqaaqadii ka jirta Magaalada\u00a0 Deledwene dowaladna si rasmi ah loogu wareejiyay ammaanka guud ee gobalka Hiiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Hey\u2019adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo duleedka magaalada Beledweyne kula hadlay boqolaal\u00a0 ka tirsan ciidanka deegaanka\u00a0 ayaa sheegay in laga heshiiyay khilaafyadii ka dhex jiray dadka deegaanka ee magaalada Beledweyne, isaga oo tilmaamay in aan dib loogu laaban oo bulshada ay kawada shaqeyaan hormarka degaanka. Taliyaha ayaa Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":528948,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528947","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528949,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528947\/revisions\/528949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}