{"id":528833,"date":"2025-01-11T13:18:58","date_gmt":"2025-01-11T10:18:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528833"},"modified":"2025-01-11T14:14:33","modified_gmt":"2025-01-11T11:14:33","slug":"ciidanka-puntland-oo-cagta-mariyay-fariisimahii-daacish-ee-gobolka-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-puntland-oo-cagta-mariyay-fariisimahii-daacish-ee-gobolka-bari\/","title":{"rendered":"Ciidanka puntland oo cagta mariyay fariisimahii Daacish ee gobolka bari"},"content":{"rendered":"<p>Boosaaso-(SONNA)-Ciidamada ciribtirka argagixisada ee deegaanada dowlad goboleedka Puntland ayaa burburiyey ugu yaraan shan talis oo Khawaarijta Daacish ay ku lahaayeen dhulka Buuraleyda ah ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>Howlgal saacadihii u dambeeyey ka dhacay Togga Il-cameyro ee buuralayda Cal-miskaad ayaa lagu burburiyey goobihii ay ku dhuumaaleysan jireen kooxaha argagixisada ah, waxanay goobahaasi ugu carareen hub iyo saanad fara badan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ciidamada ayaa ku guuleystay in ay soo ridaan diyaarado Drones ah oo ay Khawaarijtu u isticmaalayeen in ay ciidanka ku basaasaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boosaaso-(SONNA)-Ciidamada ciribtirka argagixisada ee deegaanada dowlad goboleedka Puntland ayaa burburiyey ugu yaraan shan talis oo Khawaarijta Daacish ay ku lahaayeen dhulka Buuraleyda ah ee gobolka Bari. Howlgal saacadihii u dambeeyey ka dhacay Togga Il-cameyro ee buuralayda Cal-miskaad ayaa lagu burburiyey goobihii ay ku dhuumaaleysan jireen kooxaha argagixisada ah, waxanay goobahaasi ugu carareen hub iyo saanad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":528843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528833","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528835,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528833\/revisions\/528835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}