{"id":528827,"date":"2025-01-11T11:41:45","date_gmt":"2025-01-11T08:41:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528827"},"modified":"2025-01-11T11:41:45","modified_gmt":"2025-01-11T08:41:45","slug":"wasiirka-madaxda-iyo-howlwadeennada-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-marxuum-cumar-cali-axmed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-madaxda-iyo-howlwadeennada-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-marxuum-cumar-cali-axmed\/","title":{"rendered":"Wasiirka madaxda iyo howlwadeennada Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cumar Cali Axmed"},"content":{"rendered":"<p>TACSI:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Xayir Ducaale, Agaasimayaasha Waaxyaha iyo Hawlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo ehellada uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Cumar Cali Axmed oo mudooyinkan ku xanuunsanaa Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasaaradda waxa ay si gaar ah tacsi ugu direysaa Agaasime C\/shakuur Cali Axmed oo ka mid ah Agaasimayaasha Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo ay geerida walaalkii uga tacsiyeynayaan .<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta Wasaaraddu waxa ay marxuumka Alle uga baryayaan in uu naxariistiisa janno siiyo, ehellada iyo qoyska uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo .<\/p>\n<p>INNAA LILAAHI WA INNAA ILEEYHI RAAJICUUN.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>TACSI:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Xayir Ducaale, Agaasimayaasha Waaxyaha iyo Hawlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo ehellada uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Cumar Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":528830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528827","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528831,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528827\/revisions\/528831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}