{"id":528800,"date":"2025-01-10T13:31:01","date_gmt":"2025-01-10T10:31:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528800"},"modified":"2025-01-10T13:32:47","modified_gmt":"2025-01-10T10:32:47","slug":"warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-69","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-69\/","title":{"rendered":"Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda\u00a0 Federaalka\u00a0 Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u20261- Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, waxaana uu tilmaamay in xaruntan\u00a0 noqon doonto mid bulshada u iftiimisa masaa&#8217;isha diiniga ah ee loo baahan yahay.<\/p>\n<p>2-Ra\u2019iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeybgaley munaasabad uu xilalka ugu kala wareejiyey Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada iyo tan Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.<\/p>\n<p>3-Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey wax ka beddelka Xeerka Habka Ciqaabta iyo Siyaasadda Qaran ee Dhismaha Machadka Sare ee Tababbarka iyo horumarinta Sharciga oo ay soo gudbisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.<\/p>\n<p>4-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee\u00a0 Baarlamaanka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan is-xogwaraysi ah la qaatey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir.<\/p>\n<p>5-Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka\u00a0 Soomaaliya Mudane\u00a0 Saalax Axmed\u00a0 Jaamac ayaa kormeer ku tagay\u00a0 Wasaaradaha Warfaafinta, Kalluumaysiga, Qoyska iyo xuquuqul insaanka ,Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka\u00a0 iyo\u00a0 Xafiiska Hantidhowrka\u00a0 Guud ee Qaranka, halkaas oo lagu siiyay warbixino la xiriira shaqada hay\u2019adahaasi.<\/p>\n<p>6-Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday musharaxnimadeeda Kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC) ee muddo-xileedka 2025\u20132028-ka.<\/p>\n<p>7-Wasiirka Arrimaha DIbedda Danjire Axmed Maccalin Fiqi ayaa gaaray Magaalada Kampala ee dalka Uganda halkaas uu ugu qeybaglayo Shir Madaxeedka Gaar ah ee Midowga Afrika ee looga hadlayo Barnaamijka Horumarinta Beeraha ee Qorshaha Guud ee Afrika (CAADP)<\/p>\n<p>8-Wasaaradda Beeraha ayaa\u00a0\u00a0 kulan dood ah Muqdisho ugu qabatay\u00a0 qaar ka mid ah dhallinyarada leh hal-abuurka ganacsiga ee beeraha.<\/p>\n<p>9-Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Dahir Shire ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan oo looga hadlayay sugidda ammaanka\u00a0 magaaloyiinka gobolka uu ka kooban yahay.<\/p>\n<p>10- Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Yuusuf Cali- Xoosh\u00a0 ayaa booqasho ku tagay Xarunta Hay\u2019adda\u00a0 SoDMA, waxaana uu bogaadiyay shaqada ay u\u00a0 hayso dadka ay waxyeellada ka soo gaareen abaaraha iyo fatahaadaha.<\/p>\n<p>11- Wasiirka Arrimaha Dibedda Danjire Axmed Macallin Fiqi oo la kulmay wafdi ka socday safaaradda Hindiya ee Nairobi ayaa kala hadlay\u00a0 sidii\u00a0 warqadaha dal ku galka loogu fududeyn lahaa shacabka Soomaaliyeed ee caafimaadka u tago dalka Hindiya.<\/p>\n<p>12- Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Barre ayaa u magacaabay\u00a0 Maxamed Saciid Cali inuu noqda Guddoomiyaha Ku-Meel Gaarka ah ee Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaliyeed.<\/p>\n<p>13- Wasiirka Degaanka iyo Isbeddalka Cimilada\u00a0\u00a0 Bashiir Maxamed Cabdi\u00a0 ayaa Warbixinno ku sabsaan Fatahaada iyo Isbeddelka Cimilada\u00a0 ka dhageystay\u00a0\u00a0\u00a0 Guddoomiyaha Hay\u2019adda\u00a0 SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle.<\/p>\n<p>14- Wasiirka Batroolka Daahir Shire, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ,Taliyaha Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa magaalada Beled Weyne uga qaybgalay\u00a0 salaada janaasada askartii ka tirsaneyd Ciidanka Xoogga Dalka ee dhawaan lagu dilay degmada Ceel Baraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>15- Ggudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho\u00a0 Maxamed Axmed Amiir ayaa shir guddoomiyay kulanka amniga caasimadda\u00a0 oo ka dhacay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar.<\/p>\n<p>16- Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka\u00a0 ayaa si\u00a0 rasmi ah ugu dhawaaqday\u00a0 qiimaha lacagta\u00a0 Xajka sanadkan lagu tagaaya oo gaareysa 4,604 ( Afar kun lix boqol iyo afar dollar).<\/p>\n<p>17- Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka\u00a0 Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socday Qaramada Midoobay oo uu horkacayay Ku-Xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee dhinaca gargaarka George Conway.<\/p>\n<p>18- Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda\u00a0\u00a0 Socdaalka iyo Jinsiyadda\u00a0 Mustafa Dhuhulow ayaa kulan la yeeshay diblumaasiyiin ka socotay Safaarradda Hindiya ay ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>19- Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa kulamo la yeeshay Danjireyaasha dalalka Mareykanka, Imaaraadka Carabta iyo Turkiga u fadhiya Soomaaliya.<\/p>\n<p>20- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Soomaaliya Mudane Daud Aweis Jama ayaa u hambalyeeyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed SONNA oo u dabaaldegtay sannad-guuradeedii 61-aad oo ku beegnayd 5-ta January.<\/p>\n<p>21- Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshay Wasiirka Difaaca ee Masar AbdulMajir Saqr.<\/p>\n<p>22- Qaar kamid ah culumada diinta ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa baaq nabadeed u jeediyay beelaha walaalaha ah ee dhawaan dagaalo ku dhexmartay qeybo ka mid ah dalka.<\/p>\n<p>23- Heshiis horudhac ah oo laga gaarey colaad u dhexyesay laba beelood oo dhawaan uu dagaal hubeysan ku dhex marey Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>24- Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Cirka ee ee Maraykanka oo ka dhacay deegaanka Beexaani\u00a0 ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta .<\/p>\n<p>25- Wasiir Ku-Xigeenka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa magaalada Kuwait kaga qeybgakey Shirka Guddiga Sare ee Machadka Qorsheynta Carabta (Arab Planning Institute) ee 2025-ka.<\/p>\n<p>26- Guddoomiyaha Gudigga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xassan ayaa ka warbixiyay qorshaha guddiga ee qabsoomidda doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>27- Wasiirka Beeraha Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa magaalada Kampala\u00a0 ee dalka Uganda kaga qeyb galay shir looga hadlayay istaraatiijiyada Beeraha dalalka Midowga Afrika.<\/p>\n<p>28- Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa kulan la yeelatey Danjiraha Britain u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis.<\/p>\n<p>29- Ciidanka Xoogga\u00a0 Dalka iyo kuwa degaanka ayaa hawlgalo jab xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta ka wada degaanno hoostaga degmooyinka Buulaburde iyo Halgan ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>30- Qaar ka mid ah haweenka ururrada bulshada rayidka ayaa dowladda ku taageeray in guriga Hooyooyinka lagu wareejiyo Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka.<\/p>\n<p>31- Xafiiska Xisaabiyaha guud ee Qaranka ayaa Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlay, daah-furnaanta maaliyadeed ee hay&#8217;adaha dowladda, Shirkan waxaa ka soo qeybgaley Hantidhowraha Guud ee Qaranka iyo\u00a0 Agaasimayaasha Guud ee hay&#8217;adaha dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u20261- Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, waxaana uu tilmaamay in xaruntan\u00a0 noqon doonto mid bulshada u iftiimisa masaa&#8217;isha diiniga ah ee loo baahan yahay. 2-Ra\u2019iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeybgaley munaasabad uu xilalka ugu kala wareejiyey Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":528802,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528800","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528800"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528803,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528800\/revisions\/528803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}