{"id":528781,"date":"2025-01-10T10:24:24","date_gmt":"2025-01-10T07:24:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528781"},"modified":"2025-01-10T10:57:08","modified_gmt":"2025-01-10T07:57:08","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-masar-kula-kulmay-dhiggiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-masar-kula-kulmay-dhiggiisa\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Masar kula kulmay dhiggiisa"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiggaa XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Qaahira ayaa la kulmay dhigiisa dalka Masar\u00a0 Abdul Majeed Saqr.<\/p>\n<p>Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga dhanka ciidanka iyo kan amni ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta ayaa sidoo kale ka wada hadlay howlgalka cusub ee midowga Africa ee AUSSOM kaaas oo Soomaaliya ka bilowday koowda bishaan Janaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiggaa XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Qaahira ayaa la kulmay dhigiisa dalka Masar\u00a0 Abdul Majeed Saqr. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga dhanka ciidanka iyo kan amni ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar. Masuuliyiinta ayaa sidoo kale ka wada hadlay howlgalka cusub ee midowga Africa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":528783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528781","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528781"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528794,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528781\/revisions\/528794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}