{"id":528739,"date":"2025-01-09T12:19:55","date_gmt":"2025-01-09T09:19:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528739"},"modified":"2025-01-09T12:19:55","modified_gmt":"2025-01-09T09:19:55","slug":"agaasimaha-sominvest-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-hayadda-maalgelinta-tooska-ah-ee-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-sominvest-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-hayadda-maalgelinta-tooska-ah-ee-kuwait\/","title":{"rendered":"Agaasimaha SOMINVEST ee Soomaaliya oo la kulmay Hay\u2019adda Maalgelinta Tooska ah ee Kuwait"},"content":{"rendered":"<p>Kuwait, (SONNA):- Agaasimaha Xafiiska Dhirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (MoPIED), Maxamed Dubo, ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Kuwait Agaasimaha Hay\u2019adda Maalgelinta Tooska ah ee Kuwait (KDIPA), Maxamed Mulla Yaqoub.<\/p>\n<p>Kulankan oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada maalgashiga ee labada dal, ayaa labada mas\u2019uul ay isdhaafsadeen aragtiyo iyo waayo-aragnimo ku aaddan xaaladda maanta ee suuqa caalamiga ah ee maalgashiga. Waxay sidoo kale isla garteen in la xoojiyo iskaashiga hay\u2019adaha iyo abuuridda fursado waara oo maalgashi.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa kusoo dhammaaday isafgarad ku aaddan wada shaqeyn dheeraad ah oo dhex marta KDIPA iyo SOMINVEST, taas oo saldhig u noqon karta horumarinta maalgashiga labada dal ee mustaqbalka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250109_121915_138.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kuwait, (SONNA):- Agaasimaha Xafiiska Dhirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (MoPIED), Maxamed Dubo, ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Kuwait Agaasimaha Hay\u2019adda Maalgelinta Tooska ah ee Kuwait (KDIPA), Maxamed Mulla Yaqoub. Kulankan oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada maalgashiga ee labada dal, ayaa labada mas\u2019uul ay isdhaafsadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":528740,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528739","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528741,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528739\/revisions\/528741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}