{"id":528725,"date":"2025-01-09T11:07:54","date_gmt":"2025-01-09T08:07:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528725"},"modified":"2025-01-09T11:07:54","modified_gmt":"2025-01-09T08:07:54","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-xarunta-dhexe-ee-hayadda-ku-soo-dhaweeyay-agaasimaha-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-xarunta-dhexe-ee-hayadda-ku-soo-dhaweeyay-agaasimaha-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo xarunta dhexe ee Hay\u2019adda ku soo dhaweeyay Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay\u2019adda ku soo dhaweeyay Agaasimaha guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Md. Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii labada Hay\u2019adood ee SoDMA iyo Socdaalka u sii adkeyn lahayeen xariirka wada shaqeyn iyo iskaashiga guud ee ka dhaxeeya hay\u2019adaha Dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay\u2019adda ku soo dhaweeyay Agaasimaha guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Md. Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow. Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii labada Hay\u2019adood ee SoDMA iyo Socdaalka u sii adkeyn lahayeen xariirka wada shaqeyn iyo iskaashiga guud ee ka dhaxeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":528728,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528725","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528731,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528725\/revisions\/528731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}