{"id":528625,"date":"2025-01-06T20:15:41","date_gmt":"2025-01-06T17:15:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528625"},"modified":"2025-01-06T20:15:41","modified_gmt":"2025-01-06T17:15:41","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-qaabilay-diblomaasiyiin-ka-socda-dalka-india","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-qaabilay-diblomaasiyiin-ka-socda-dalka-india\/","title":{"rendered":"Agaasimaha hay\u2019adda socdaalka oo qaabilay diblomaasiyiin ka socda dalka India"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa diblumaasiyiin ka socotay Safaarradda dowlada Hindiya ee ku leedahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud iyo Diblumaaaiyiinta ayaa ka wada hadlay in Muwaadiniinta Soomaaliyeed loo fududeeyo helitaanka dalku galka dalkaas, madaama dadka ugu badan ay u safraan arrimo la xiriira Caafimaad.<\/p>\n<p>Diblumaasiyiinta ayaa Sidoo kale, warbixin ka siiyay Agaasimaha Guud halka uu marayo xafiis ay dhawaan ka furi doonaan Muqdisho, looguna adeegi doono muwaadiniinta Soomaaliyeed, si dalku galka Hindiya loogu bixiyo Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa diblumaasiyiin ka socotay Safaarradda dowlada Hindiya ee ku leedahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Agaasimaha Guud iyo Diblumaaaiyiinta ayaa ka wada hadlay in Muwaadiniinta Soomaaliyeed loo fududeeyo helitaanka dalku galka dalkaas, madaama dadka ugu badan ay u safraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":528626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528625","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528627,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528625\/revisions\/528627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}