{"id":528452,"date":"2025-01-05T09:36:18","date_gmt":"2025-01-05T06:36:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528452"},"modified":"2025-01-05T10:43:38","modified_gmt":"2025-01-05T07:43:38","slug":"madaxda-wasaaradda-warfaafinta-oo-diray-hambalyo-ku-aaddan-sanadguurada-61-aad-ee-wakaaladda-sonna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-wasaaradda-warfaafinta-oo-diray-hambalyo-ku-aaddan-sanadguurada-61-aad-ee-wakaaladda-sonna\/","title":{"rendered":"Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo diray hambalyo ku aaddan sanad guurada 61-aad ee Wakaaladda SONNA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac, Wasiir kuxigeenka wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Xayir Ducaale, Maareeyaasha iyo Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa ugu hambalyeeyay Madaxda iyo Shaqaalaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA sanadguuradii 61-aad ee ka soo wareegtay aa-aaskeedii oo ku aadaneyd 5-tii Janaayo 1964-kii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac, Wasiir kuxigeenka wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Xayir Ducaale, Maareeyaasha iyo Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa ugu hambalyeeyay Madaxda iyo Shaqaalaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA sanadguuradii 61-aad ee ka soo wareegtay aa-aaskeedii oo ku aadaneyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":528453,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528452","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528452"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528469,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528452\/revisions\/528469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}