{"id":528373,"date":"2025-01-03T10:37:41","date_gmt":"2025-01-03T07:37:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528373"},"modified":"2025-01-03T13:53:55","modified_gmt":"2025-01-03T10:53:55","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-sheegay-in-la-dardargalin-doono-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-sheegay-in-la-dardargalin-doono-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga oo sheegay in la dardargalin doono dagaalka ka dhanka ah khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga S\/Gaas Yuusuf Odowaa Raage iyo saraakiil kale oo socdaal shaqo ku maraya deegaanada Gobolka Hiiraan ayaa gaaray degmada Maxaas,gaar ahaan furimaha ay joogaan qeybaha ciidanka .<\/p>\n<p>Taliyaha iyo saraakiishii kale ee la socday waxaa degmadaasi ku soo dhoweeyay maamulka iyo saraakiisha ciidanka,iyagoo boogaadiyay \u00a0cutubyo ka tirsan ciidanka iyo kuwa difaaca madaniga ah oo u taagab la dagaalanka kooxaha khawaarijta.<\/p>\n<p>Taliye Odowaa oo safarkiisa shaqo uu la xiriiray u kuurgalidda xaaladda nololeed ee ciidanka,waxa uu\u00a0 warbixinno ka dhageystay saraakiisha ciidamada xoogga iyo kuwa difaaca madaniga ee k u sugan furimaha dagaalka.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa kula dardaarmay qeybaha ciidanka in ay laba jibaaraan howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha nabad-diidka ee weli ku harsan deegaanada Hiiraan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga S\/Gaas Yuusuf Odowaa Raage iyo saraakiil kale oo socdaal shaqo ku maraya deegaanada Gobolka Hiiraan ayaa gaaray degmada Maxaas,gaar ahaan furimaha ay joogaan qeybaha ciidanka . Taliyaha iyo saraakiishii kale ee la socday waxaa degmadaasi ku soo dhoweeyay maamulka iyo saraakiisha ciidanka,iyagoo boogaadiyay \u00a0cutubyo ka tirsan ciidanka iyo kuwa difaaca madaniga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":528375,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528373","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528373"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528386,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528373\/revisions\/528386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528375"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}