{"id":528310,"date":"2025-01-02T09:01:47","date_gmt":"2025-01-02T06:01:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528310"},"modified":"2025-01-02T09:03:24","modified_gmt":"2025-01-02T06:03:24","slug":"soomaaliya-oo-si-rasmi-ah-ugu-biirtay-golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-ah-ugu-biirtay-golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Xubannimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo si rasmi ah u bilaabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu biirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 54 Sano ka dib, iyadoo horay loogu doortay kursiga xubin aan joogto aheyn ee muddada 2025-2026.<\/p>\n<p>Xubinnimadan cusub ayaa bilaabatay maanta, waxaana laga dhawaajiyay inay Soomaaliya ay ka go&#8217;an tahay ilaalinta Axdiga Qaramada Midoobay iyo ka shaqeynta nabadda iyo amniga caalamiga ah.<\/p>\n<p>Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Mudane Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray ku sheegay, \u201cWaxaa naga go&#8217;an inaan ilaalino Axdiga Qaramada Midoobay, waxaana u heellannahay ilaalinta nabadda iyo amniga caalamiga ah.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu biirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 54 Sano ka dib, iyadoo horay loogu doortay kursiga xubin aan joogto aheyn ee muddada 2025-2026. Xubinnimadan cusub ayaa bilaabatay maanta, waxaana laga dhawaajiyay inay Soomaaliya ay ka go&#8217;an tahay ilaalinta Axdiga Qaramada Midoobay iyo ka shaqeynta nabadda iyo amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":528311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528310","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528310"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528313,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528310\/revisions\/528313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}