{"id":528306,"date":"2025-01-01T17:03:21","date_gmt":"2025-01-01T14:03:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528306"},"modified":"2025-01-01T17:03:21","modified_gmt":"2025-01-01T14:03:21","slug":"odayaasha-dhaqanka-soomaaliyeed-oo-baaq-ka-soo-saaray-colaad-beeleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/odayaasha-dhaqanka-soomaaliyeed-oo-baaq-ka-soo-saaray-colaad-beeleedyada\/","title":{"rendered":"Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray colaad beeleedyada"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho (SONNA): Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan weyne ku qabtay xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee XFS ayaa baaq nabadeed oo ay ku mideysanyihiin kasoo saaray colaadaha ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay colaadaha, lagu daadinayo dhiigga muslimka, iyagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo lagana shaqeeyo xal u helidda xasaradaha taagan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-528307\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1735739956367-723x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"723\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1735739956367-723x1024.jpg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1735739956367-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1735739956367-768x1087.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1735739956367-860x1218.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1735739956367.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan weyne ku qabtay xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee XFS ayaa baaq nabadeed oo ay ku mideysanyihiin kasoo saaray colaadaha ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka. Odayaasha dhaqanka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay colaadaha, lagu daadinayo dhiigga muslimka, iyagoo ku baaqay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":528308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528306","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528306"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528309,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528306\/revisions\/528309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}