{"id":528294,"date":"2025-01-01T15:38:50","date_gmt":"2025-01-01T12:38:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528294"},"modified":"2025-01-01T15:38:50","modified_gmt":"2025-01-01T12:38:50","slug":"hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-hakisay-wax-ka-beddelka-xogta-baasaboorka-si-ku-meel-gaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-hakisay-wax-ka-beddelka-xogta-baasaboorka-si-ku-meel-gaar-ah\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo hakisay Wax-ka-beddelka Xogta Baasaboorka si Ku-meel-gaar ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo seddex bilood ah, oo ka bilaabanaysa 1-da Janaayo ilaa 31-ka Maarso 2025, si ku-meel-gaar ah loo hakiyey hawlaha wax-ka-beddelka xogta baasaboorka, gaar ahaan kuwa la xiriira burinta ama beddelidda macluumaadka ku jira baasaboorka.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan, oo ay hay\u2019addu sheegtay inuu yahay mid ku saleysan horumarinta iyo tayeynta baasaboorka Soomaaliga, ayaa loogu talagalay in dib-u-eegis lagu sameeyo habraacyada iyo farsamooyinka la xiriira wax-ka-beddelka xogta baasaboorka.<br \/>\nHay\u2019adda ayaa tilmaantay in arrintan ay tahay tallaabo loo qaaday ilaalinta iyo kor-u-qaadidda sumcadda baasaboorka Soomaaliyeed ee caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo seddex bilood ah, oo ka bilaabanaysa 1-da Janaayo ilaa 31-ka Maarso 2025, si ku-meel-gaar ah loo hakiyey hawlaha wax-ka-beddelka xogta baasaboorka, gaar ahaan kuwa la xiriira burinta ama beddelidda macluumaadka ku jira baasaboorka. Go\u2019aankan, oo ay hay\u2019addu sheegtay inuu yahay mid ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":528295,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528294","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528296,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528294\/revisions\/528296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}