{"id":528277,"date":"2024-12-31T22:14:01","date_gmt":"2024-12-31T19:14:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528277"},"modified":"2024-12-31T22:14:01","modified_gmt":"2024-12-31T19:14:01","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-fanaanadda-luul-jeylaani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-fanaanadda-luul-jeylaani\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Fanaanadda Luul Jeylaani"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ay ka baxday, Alle ha u naxariistee, Luul Jeylaani Cali oo ka mid ahayd hobolada Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay Marxuumaddula in ay ahayd hobol Soomaaliyeed oo kaalin ku leheyd fanka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, iyadoo mudadii ay ku guda jirtay hal-abuurka iyo suugaanta ay dadaal ku bixisay dhiirrigelinta wadaniyadda, nabadda iyo midnimada ummadda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Alle uga baryey Marxuumad Luul Jeylaani in uu hooygeeda ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo bahda Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee ay ka tirsanayd.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ay ka baxday, Alle ha u naxariistee, Luul Jeylaani Cali oo ka mid ahayd hobolada Qaranka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay Marxuumaddula in ay ahayd hobol Soomaaliyeed oo kaalin ku leheyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":528278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528277","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528279,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528277\/revisions\/528279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}